Browsing: Xog cusub
Isbedel xoog leh ayaa ku soo kordhay ololaha kalsooni u raadinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya kadib markii xubno badan ku…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay inuu ka soo horjeedo xukuumadda cusub ee uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war culus oo fadhiga u diiday si cad ugu sheegay Golaha Wasiirada cusub…
Xukuuumadda cusub ee Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa in la hor geeyo Baarlamaanka si codka kalsoonida loogu…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shalay dib ugu laabtay magaalada Garowe, kadib safarkii dibadeed ee ugu danbeeyay oo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa socdaal rasmi ah ku jooga dalka Kenya, kaasoo ahaa kii ugu horeeyay…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka ra’iisal wasaare ku xigeenkiisa u magacaabay nin sharci yaqaan ah…
Maamul goboleedyada dalka ayaa saamiyo isu dhow ka helay Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya, marka laga reebo Galmudug oo…
26 Wasiir iyo Ra’iisal wasaare ku xigeen ayaa maanta loo magacaabay inay noqdaan xukuumadda cusub ee Soomaaliya.
Jahawareer iyo hubanti la’aan ayaa hareysay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, kadib markii loo yeeray saxaafadda caawa 9:00 fiidnimo si loo shaaciyo…
Safiirka Soomaaliya ee Q/Midoobay Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa si weyn loo hadal hayaa inuu wasiir ka noqon doono xukuumadda…
Diyaargarowgii ugu danbeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho xilli la wada sugayo in Golaha wasiirada cusb lagu dhawaaqo saacadaha soo…
Siyaasiga Soomaalida Kenya Faarax Macalin oo siyaasi jagooyin kala duwan ka soo qabtay Kenya ayaa taageero dhaqaale helaya madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowaan shirar la yeeshay odayasha dhaqanka beelaha qaarkood.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa socdaal lama filaan ah oo qarsoodi ahaa ku tegay gudaha Soomaaliya, isagoo booqday ciidamada Kenya…
Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku lug lahaayeen in heshiiska dowladda Imaaraadka Carabta ay saldhigga milateri ku…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa wada Mooshin ku saabsan Golaha Wasiirada cusub ee aan weli la magacaabin.
WAR CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo xaalad adag kasoo wajahday kordhinta tirada Golaha Wasiirada cusub
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo ayaa xaalad adag ku dhex jira kadib qorshe uu ku kordhiyay tirada Golaha wasiirada…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in markabkii ARIS 13 ee dabley hubeysan ku heysteen xeebaha degmada Caluula ee…
Madaxtooyada Soomaliya ayaa faraha la gashay arrimo ku saabsan heshiisyo iyo shirkado xilli kala guur ah oo muddo kooban uu…
