Browsing: Xog cusub
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ee xilka sii haya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta booqday saldhiga Milater oo Turkiga ka dhistay…
Waxaa maanta 15 Maarso 2017 booqasho ku yimid magaalada Muqdisho xoghayaha arrimaha dibadda Britian Boris Johanson oo la kulmay madaxweynaha…
War cusub ayaa ku soo kordhay xilliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Laba taliye oo agaasimeyaal kas oo noqday Hay’ada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa olole ugu jira inay ka mid noqdaan Golaha…
Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa qaatay go’aan aan la fileyn oo ah inay kordhiyaan tirada wasaaradaha iyo wasiirada.
Iyadoo ay socdaan dadaaladii ugu danbeeyay ee magcaabidda Golaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya qaabka awood…
Hay’ad Cilmi baaris ah Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay horyaallaan caqabado waaweyn.
Mid ka mida aqoonyahanadda Soomaaliyeed oo soo noqday diblomaasi ayaa oo hore ugu baaqay madaxweyne Farmaajo inuu ka noqdo magacaabidda…
KASHIFAAD: Yaa qaatay Mushaarkii Ciidamada Gadoodsan..? [Akhri fadeexadda Taliyaha Ciidamada Xoogga]
Ciidamo ka tiran kuwa milateriga ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dhaqaaqay gadood ay ku xireen qaar ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada milateriga Soomaaliya oo maanta ka gadoodsan mushaarka aan la siin muddo dheer…
Kulan ka dhacay hotel Jazeera maanta 12 March 2017 ayaa waxaa shir guddoomiyay Siyaasiga mucaaradka dalka Kenya Faarax Macalin oo…
Siyaasiga caanka ah ee dalka Kenya Faarax Macalin ayaa si lama filaan ah ugu soo biiray ololaha magacaabidda Golaha Wasiirada…
Iyadoo olole loogu jiro ka mid noqoshada Golaha wasiirada cusub ee dhowaan la magacaabayo ayaa su’aal weyn ka dhalatay xildhibaanada…
Wareysigan oo warbixin badan ay ku dhex jirto ayaa noqonaya markii ugu horeysay ee Sheekh Xasan Daahir uu wareysi siiyo…
Kooxda Al-shabaab ayaa shaaciyay Liiska dadka ay ku dileen qaraxyo iyo falal khaarijin ah, kadib intii xilka madaxweynaha loo doortay…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay soo gabagabeeyay la-tashiyadii uu la yeelanayay xildhibaanada beelaha Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulamo is daba joog ah al yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka aya hor dhigay laba qodob…
Iyadoo magacaabidda golaha wasiirada uu meel xasaasi ah marayo ayaa waxaa soo shaac baxaya liisas hordhacay ah oo laga helay…
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaartay Yusur Aadan Abraar oo ka mida shaqsiyaadka oo hore muddo kooban u soo noqotay Guddoomiyaha Bankiga…
Ololaha dhismaha xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo magacaabidda Golaha wasiirada ayaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho.
