Browsing: Xog cusub
Wararka laga helayo magaalada Jowhar oo ololaha doorashada madaxda sare ee maamulka Hirshabeelle ay ka socoto ayaa sheegaya in xaliyay…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu wadaa in maanta loo doorto xilka madaxweyne ku xigeenka…
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay aad uga walaacsan yihiin in shaqsiyaad…
Madaxweynaha xilka sii haya ee Soomaaliya ayaa laga waayay kana xaadiri waayay shir madaxeedkii labaad ee madaxda dalalkooda ay ka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in 5 musharax ay isugu soo hartay tartanka doorashada xillka madaxweynaha maamulka…
Waxaa la soo gaaray doorashadii Madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle, iyadoo mugdi badan ku xeeran yahay cidda noqoneysa Madaxweynaha Hirshabeelle.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga.
Musharax u taagnaa xilka madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay inuu ka baxay musharaxnimadii, wuxuuna kashifay arrimo badan…
Laba ka mida milkiilayaasha Warbaahinta Soomaalida ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa u sharxan doorashooyinka 2016.
Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa saaka degan kadib duqeyn iyo rasaas ka socotay shalay oo dhan oo keentay qasaare dhimasho, dhaawac…
Shirkii madaxda Madasha Qaran ee lagu waday inuu Muqdisho ka furmo ayaa qabsoomi waayay iyadoo aan wax sabab ah la…
WAR-SAXAAFADEED SAFAARADDA SOOMAALIYAEE MAGAALADA KHARTOUM DALKA SUUDAAN
Guddiga Doorashada Dadban ayaa xisaab ka furtay dhowaan Banki Gaar loo leeyahay, isagoo lacagta laga qaadayo musharixiinta ka wareejiyay Bankigii…
Iyadoo ay gabagabo mareyso howsha dhismaha maamulka Hirshabeelle ee labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, ayaa waxaa soo shaac…
Kadib markii ay soo baxeen in shaqada laga eryay Amadu Kamara, oo ahaa Agaasimaha Xafiiska UNSOM iyo weliba UNSOA, ee…
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Stephen Schwartz oo Muqdisho yimid markii labaad intii uu xilka la wareegay ayaa…
Dagaal qaraar oo gacan-ka-hadal ayaa hotel ku yaala magaalada Nairobi ku dhex maray Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin…
axaa weli taagan xiisada ka dhalatay duqeyntii Mareykanku la beegsaday xarun ay ciidamada Galmudug ku sugnayeen oo qasaare badan ka…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa iska fogeeyay inuu wax ka ogaa saxiixa heshiiskii…
Warbaahinta ayaa heshay magacyadda, muuqaalka iyo beelaha ay ka soo jeedaan qaar ka mida dhalinyaradda Soomaaliyeed ee Maxkamad ku taalo dalka…
