Browsing: Xog cusub
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaalida Cumar C/rashid ayaa 26-kii Bishan u magacaabay Agaasimaha Hay’adda
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda olole ugu jira in dib loogu doorto xilka
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in duqii hore iyo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)
Sida uu sheegtay ururka Al-Shabaab, Saalax Nuux Ismaaciil oo loo yaqaanay Saalax Badbaado,
Waxaan dib u jaleeceynaa taariikh ku saabsan Xildhibaankii hore uga mid ahaa Baarlamaanka KMG ahaa
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay taariikhda xildhibaankii hore ee is-miidaamiyaha noqday,
Xildhibaan hore ayaa la sheegay inuu ahaa qofkii waday gaarigii koowaad ee maanta 26 July 2016 isku qarxiyay
Isbitaalka DEVA ee Muqdisho albaabada ayaa loo laabayaa waxaana Qalabkiisii oo lagu wareejinayaa Isbitaalka Ordogan (Digfeer)
War iminka soo dhacay ayaa sheegay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay qaateen go’aan dalka looga saarayo laba hay’adood oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa diyaarad gaara u kireystay dalka Boqortooyada Sacuudiga oo cumro siyaasaded uu…
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa taliye cusub u magacaabaya Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, kadib markii dhowaan…
Madaxa Hay’ada Hay’adda Cilmi Baarista iyo Wada-Tashiga ee CRD Jibriil Ibraahim Cabdulle, ahna musharax si hoose ugu taagan xilka madaxweynaha…
Culimo iyo odayaal Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan culus ka keenay Xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga oo dhowaan ay ansixiyeen Golaha…
Kadib muranka ka dhashay xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga waxay dad badan is weydiinayaan su’aal ka dhalatay sida sharciyo noocan…
Waxaa dib u soo laabtay doodii ku saabsaneyd in xilligii dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya 2009 la iibsaday Badda Soomaaliyeed…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu faragelin ku sameeyay liiska odayaasha dhaqanka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa warkii hordhaca ahaa ee ku saabsanaa in laba xubnood Beelaha Banaadiriga laga siiyay…
Shirkii Madasha Qaran ee Wadatashiga oo lagu waday inuu ka furmo magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed…
Xog ay heshay mareegta Wadani.com ayaa sheegeysa in qorshihii maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay wadeen…
Wadani.com waxay idin soo gudbineysaa sida maamul goboleedyada u qeybsadeen xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka hoose ee dhan 275 oo maamul…
