Browsing: Xog cusub
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa dhowaan soo saaray wareegto uu ku amrayo hay’adaha Amniga dowladda inaysan baari karin xildhibaanda…
Millkiilaha Idaacadda Goobjoog FM ee magaalada Muqdisho Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa iibsaday Idaacaddii caanka ahayd ee dhinaca Isboortiga ee Gool…
Baaritaanka hay’adaha ammaanka ku hayaan qorshihii lagu qarxiyay diyaaradda Daallo Airlines ee horaantii bishan ayaan wax dheeraad ah laga helin…
Iyadoo ay soo baxayaan faahfaahin ku saabsan ninka la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay diyaaradda Daallo Airlines ee 2-dii bishan…
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa la yimid qorshe cusub oo lacag looga qaadayo dadka degan magaalada Muqdisho, waxanaa shalay…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxii diyaarada Daallo waxaana markan la ogaaday in C/llaahi C/salaam Boorle oo ahaa ninka…
Saxaafadda gudaha iyo kuwa dibada ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay qaabkii loo fududeeyay qaraxii lala beegsaday diyaaradda Daallo Airlines…
Sidee loo abaabulay qarxinta diyaaradii Daallo Airlines ee Hawada Magaalada Muqdisho ku qaraxday kadib markii ay 20 daqiiqo ka duushay…
Sidee loo abaabulay qarxinta diyaaradii Daallo Airlines ee Hawada Magaalada Muqdisho ku qaraxday kadib markii ay 20 daqiiqo ka duushay…
Waa barnaamijkii aad sugeyseen ee sirdoonka lagana sameeyay ragga Alshabaab ka midka ahaa ee dowladda U gacan gala.Markan waxaa la…
Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Axmed Cali Faqi ayaa sheegay inuu aamisan yahay in diyaaradii Daallo ee ku soo…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min…
Duhurnimadii Maanta ayaa Diyaarad u kireyneyd Shirkadda Diyaaradaha Daallo waxay si degdeg ah ugu soo laabatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde…
Madaxda Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo AMISOM ayaa ka hor yimid qorshe madaxweynaha Kenya la tegay Shirkii Midowga Afrika oo…
YAA SAXIIXAY HESHIISKA LAGU BIXIYAY DOMAINKA SOMALIYA EE .SO? Dhamaadkii Sanadkii 2010 ayay ahayd markii dowaladii KMG ahayd ee Soomaaliya…
Waxaa saddexdii bilood ee ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ka socday olole canshuurta Guryaha la degan yahay lagu qaadayo, iyadoo howshan…
Xogta ay heleyso Wadani.com ayaa sheegeysa in lacag uu lahaa maamulka Gobolka Banaadir, taasoo dhacday bishii hore kadib muddo uu…
Dowladda Soomaaliya ayay ku qaadatay muddo 4 sanadood ka badan inay ku soo baraarugto Hanti qaran oo shaqsi wasiir mar…
Beesha Shanaad ayaa olole weyn ugu jirta inay qabato hogaanka maamulka cusub ee lagu dhisayo magaalada Jowhar, kaasoo ah maamulka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamadii laga dilay Kenya weerarkii Alshabaab ku qaaday degaanka Ceelcade oo ay…
