Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Trump & Xisbiga Jamhuuriga oo faafiyey Qoraal Sir ah & Xisbiga Dimoqraadiga oo digniin soo saaray

    Trump & Xisbiga Jamhuuriga oo faafiyey Qoraal Sir ah & Xisbiga Dimoqraadiga oo digniin soo saaray

    February 3, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xubno sarsare oo ka mid ah xisbiga Dimoqaraadiga ayaa uga digay madaxweyne Trump in uusan u adeegsan warqada rasmiga ah ee uu muranku ka taagan yahay “cudurdaar ” uu shaqada uga eryo la taliyaha gaarka ah ee baaraya eedeymaha la xiriira faragalintii Ruushku ku lahaa doorashada Mareykanka.

    Waxa ay ka digeen in tallaabada noocaasi ah ay dhalin karto dhibaato dhanka sharciga ah oo aanan dhicin tan iyo xiligii Nixon era. Waxaa ka taagan magaalada Washignton khilaaf xooggan oo ka dhashay dukumenti ku eedeynaya hay’adda sirdoonka Mareykanka ee FBI-da inay ku xadgudubtay awoodeedda kaddib baaritaan ay ku sameyneysay in kooxdii ololiha Trump ee doorashadii Mareykanka uu xiriir kala dhaxeeyay Ruushka.

    Dukumentiga oo ay qoreen gudiga sirdoonka xisbiga Jamhuuriyiinta ayaa ku eedeeyay hay’adda mukhaabaraatka Mareykanka ee FBI-da inay adeegsadeen cadeymo aanan la xaqiijin si ay jaajuusaan kaaliyaha madaxweyne Trump.

    Balse haya’adda FBI-da ayaa dukumentigaasi ku tilmaantay mid aan saxneyn.

    Lataliyaha gaarka Robert Mueller ayaa hoggaaminaya baaritaanka lagu hayo xiriirka ka dhaxeeyay Ruushka iyo ololihii doorashada Trump
    Lataliyaha gaarka Robert Mueller ayaa hoggaaminaya baaritaanka lagu hayo xiriirka ka dhaxeeyay Ruushka iyo ololihii doorashada Trump

    Xubnaha Dimoqaraadiyiinta ayaa sheegay in tani ay tahay dadaal lagu wiiqayo baaritaanka ee taliyaha gaarka ah ee Robert Mueller.

    Madaxii hore ee hay’adda dhexe ee sirdoonka CIA Mareykanka,Leon Panetta, ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in warbixintaan lasii daayay ay sumcad xumo aad u weyn u geysan doonto isbaheysiga labada xisbi ee dhanka kormeerida macluuumaadka ah.

    Leon Panetta, waxa uu ka digay in arrintani ay hakin doonto wadashaqeyntii ka dhaxeysay labada xisbi ee dhanka is dhaafsiga macluumaadka sirta ah ayna dhiirigalin karto cadowga Mareykanka.

    Aqalka Congreska ee Mareykanka ayaa daabacay warqad ku eedeyneysa hay’adda mukhaabaraatka FBI-da Mareykanka inay ku takrifashay awoodeedda oo ay ku basaastay ololihii madaxweyne Trump..

    Warqadan ayaa lagu sheegay in lanta sirdoonka FBI-da Mareykanka ay adeegsatay warbixin loo isticmaalay cadeymo been abuur ah si ay u helaan damaanad ay kula socdaan dhaqdhaqaaqa la taliyaha madaxweyne Trump ee Carter Page, oo xiriir dhaw la lahaa Ruushka.

    Xisbiga Dimqoraadiga ayaa ku gacan seeray qorshaha lagu shaaciyay warqadani, balse xilibaan katirsan xisbiga Jamhuuriga, kana mid ah guddiga sirdoonka Mareykanka Matt Gaetz, ayaa difaacay shaacinta warqadani.

    Democratic Party Republican party Robert Muller Trump US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSANBALOOLSHE: Madaxweynaha waa fiican, laakiin Faraati Jinni ah ayaa ugu jira..” [DAAWO WAREYSI XIISO LEH]
    Next Article Guddomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo Abaalmarin la Gguddoonsiiyey [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo