Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ururrada Bulshada Rayidka oo Dalbaday in la joojiyo fadhiyada is-khilaafsan Baarlamaanka & waanwaan…

    Ururrada Bulshada Rayidka oo Dalbaday in la joojiyo fadhiyada is-khilaafsan Baarlamaanka & waanwaan…

    March 30, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA waxa ay ka walaacsan tahay khilaafka siyaasadeed ka dhex jira hey’adaha Dastuuriga ah kaasi oo ku yimid mooshin laga keenay guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Cismaan Jawaari.

    Daladda Bulshada Rayidka waxa ay dadaallo u gashay uguna jirtaa xallinta khilaafka, waxa ayna u xil saartay guddi xubno ah oo bulshada rayidka matalayo kuwaasi oo loo xilsaaray xal u raadinta khilaafka jira.

    Guddigaan oo la magaacabay 19 Maarso 2018 ayaa waxa uu kulamo gooni gooni ah la qaatay guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Kuxigeenkiisa, Ra’isulwasaaraha DFS iyagoo kala hadlay sidii loo xalin lahaa khilaafka taagan islamarkaana looga gudbi laha, welina ay rajo ka qabaan sidii ay ula kulmi lahaayeen Madaxweynaha.

    Maalinimadii shalay ee Khamiista ahayd oo taariikhda ku beegneyd 29 Maarso, Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Cismaan Jawaari waxa uu ku dhaawaqay in kulanka baarlamaanka uu furmi doono maalinka Sabtida, ajendaha kulankana uu noqon doono arimaha xuduudaha, iyadoo aan ognahay in dhanka kale ee guddoomiye ku xigeenka xildhibaanada uu u sheegay in 31-ka Bisha maalinka Sabtida ah kulan ay isugu imaan doonaan xildhibaanada, waxaana halkaasi inooga cad in khilaafka uu sii siyaadi karo taasina ay abuuri karto qal-qal siyaasadeed oo hor leh.

    Guddoomiyaha Dallada Bulshada Rayidka mudane Diini Maxamed Diini isagoo ku hadlaya magaca Bulshada Rayidka waxa uu ka codsanayaa xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya in la hakiyo kulamadaasi ayna aqbalaan waan-waanta iyo dadaalada ay wadaan Bulshada rayidka si xal loogu helo khilaafka taagan.

    Ugu dambeyn waxa ay dallada ugu baaqeysaa dhammaan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya in xaalad la dejiyo islamarkaana sharciga la illaaliyo.

    Wabillahi towfiiq

    Baarlamaanka Mooshinka Jawaari Muqdisho Socensa
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/weli Muudey oo u jawaabay Guddoomiye Jawaari & Baarlamaanka oo yeeshay laba Guddoon iyo laba kooxood [Akhriso]
    Next Article AKHRISO: Natiijada Cod bixin ay qaaday Shabakadda Wadani oo lagu taageeray Guddoomiye Jawaari

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo