Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Waa kuma Fetxullaah Gulen Wadaadka lagu eedeeyay inqilaabkii Turkiga? [WARBIXIN]

    Waa kuma Fetxullaah Gulen Wadaadka lagu eedeeyay inqilaabkii Turkiga? [WARBIXIN]

    July 17, 20163 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Waa kuma Fetxullaah Gulen Wadaadka lagu eedeeyay inqilaabkii Turkiga?
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa mar qura si weyn u soo shaac baxay magaca wadaadka Fatxullaah Gulen oo ah wadaad masaafuris iskiis ah ugu nool dalka Mareykanka

    oo Turki ah, kaasoo madaxweynaha Turkiga uu ku eedeeyay inuu ka danbeeyay Afgembigii dhicisoobay ee Turkiga, isla markaana ka dalbaday Mareykanka inay u soo gacan geliyaan.

    Haddaba waxaa isweydiin leh WAA KUMA FATXULLAAH GULEN?

    Waa wadaad ku dhashay dalka Turkiga oo 75 sano jir ah, kuna nool magaalada Saylorsburg, ee Gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka kadib markii uu dalka Turkiga ka tegay sanadkii 1999-kii. Wuxuu madax u yahay Dhaqdhaqaaq adeegyo badan fidiya oo lagu magacaabo HIZMET oo hore u taageertay xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta ee AK party.

    Wadaadkan waa suni u suufi ah oo aamisan yahay fekrado islaami ah oo  dhexdhexaad ah, wuxuu ka horjeeda xagjirnimad, wuxuuna la kulmaa madaxda kaniisadaha isahoo sanadkii 1990 tegay Vaticanka oo ay kulan wada yeesheen baadariga u sareeya kaniisada Katooliga Pope Paul II.

    Ma jecla saxaafadda, mana ogola inuu la hadlo  marka laga reebo marar dhif ah. Saxaafadda Reer Galbeedka waxay ku tilmaantaa wadaad dhexdhexaad ah oo raacsan reer galbeedka.

    Dhaqdhaqaaqa Hizmet ee Wadaadkani leeyahay waxay taageertaa boqolaal dugsiyo aan diini ahayn, xaruno caafimaad, ururo gargaaar oo bixiya adeegyo lacag la’aan ah, taasoo u soo jiiday in dad fara badan oo Turki ah soo jiito waxba ka qabto dhibaatooyinkooda.

    Dhaqdhaqaaqa  Hizmet ee Wadaadaka Fatxullaah leeyahay wuxuu  markii hore Ordogan ka taageeray sidii xisbigiisa awooda u qabsan lahaa. Wuxuu leeyahay dad gaaray malaayiin oo raacsan wadaadkan gudaha dalka Turkiga.
    Dadka raacsan, hay;adaha maaliyadeed ee uu leeyahay iyo saxaafadiisa waxay soo jiidatay indhaha Mareykanka iyo hay’adihiisa wax baara.
    Wadaadkani wuxuu bilaabay inuu su’aal ka keeno hogaanka sii adkaanaya ee madaxweyne Ordogan iyo kelitalisnimada uu la soo baxay, markii arrintani soo baxday oo labada nin ay isku dhaceen waxaa soo baxday eedeyn ku saabsan musuqmaasuq sanadkii 2012.
    Xaaladaas ayaa keentay in Madaxweyne Ordogan amar ku bixiyo baaritaan, waxaana olole lagu qaaday saraakiil la sheegay in xiriir la leeyihiin Wadaadka Gulen, waxaa dowladda Turkiga ay ku eedeysay taageerayaasha inay dowlad hoos ka dhiseen dalka Turkiga oo ay doonayeen inay afgembiyaan dowladda sharciga ah ee dalkaasi.

    Horaantii sanadka 2014 wuxuu madaxweyne Ordogan ka saaray booqlaal saraakiil iyo ciidamo ka tirsanaa Booliska iyo ciidamada oo taageersan Wadaadka Fatxullaah Gulen. Waxaa kaloo la xiray Warbaahin fara badan oo wadaadkani raacsaneyd.

    Loolanka labada dhinac wuxuu cirka isku shareeray markii uu dhacay inqilaabkii dhicisoobay ee dalka Turkiga, waxaana madaxweyne Ordogan uu ku eedeeyay inuu ka dambeeyay Farxullaah Gulen, wuxuuna Mareykanka ka dalbaday in dowladiisa loo soo gacan geliyo Wadaadkan.

    Qaar kamida siyaasiyiinta Turkiga oo uu ku jiro wasiir ayaa ku eedeeyay Mareykanka uu hoosta ka taageerayay Wadaadka Gulen, taasoo uu si carro leh uga jawaabay Mareykanka, waxaana wasiirka arrimaha dibadda Mareykanka uu ka dalbaday Turkiga inuu caddeymo la yimaado.

    Wadaadka Farxullaah Gulen ayaa shir jaraa’id oo saxafiyin kooban ka qeyb galeen wuxuu ku beeniyay inuu isagu wax lug ah ku lahaa inqilaabka, wuxuuna ku eedeeyay Madaxweynaha Ordogan inuu isagu maleegay inqilaabka si uu taageero ugu raadsado.

    Wadani.com

    Farxullaah Gulen Maxaad ka taqaan Fatxullah Gulen Turkey Turkiga Who Is Fethullah Gulen?
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDab xoog leh oo ka kacay Hotel ku yaala Magaalada Riyaad, Sacuudiga
    Next Article Burcad ku qaraaban jirtay Magaca NISA oo lagu qabtay Muqdisho [SAWIRRO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo