Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Waanwaan laga dhex wado Ra’iisal Wasare Kheyre & Macalin Maxamud [Wararkii ugu danbeeyay…]

    Waanwaan laga dhex wado Ra’iisal Wasare Kheyre & Macalin Maxamud [Wararkii ugu danbeeyay…]

    July 28, 2019Updated:July 28, 20192 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wadahadal loogu kala dab qaadayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlu Suna Macalin Maxamuud ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galgaduud.

    Is-bededelka hoggaaminaya Ahlu suna ayaa yimid shalay subaxnimadii markii uu ka war helay in ciidamo culus oo uu dalbaday oo ku sii jeeda magaalada oo muddo 10 sano ka badan ay gacanta ku hayeen ciidamo ka amarqaata, wuxuuna amar ku bixiyey in la xiro garoonka magaalada Gaalkacyo, lana celiyo ciidamada dowladda.

    Macalin Maxamuud ayaa tallaabada uu qaaday kadib dalbaday in amniga magaalada Dhuusamareeb loo daayo ciidamada hore u joogay ee isaga ka amar qaata, isla markaana wax ciidamo ah aanay keenin dowladda Federaalka, wuxuuna sidoo kale dalbaday in loo saxiixo is-afgarada ay hore ula gaareen Ra’iisal wasaaraha oo ka kooban 3 qodob,

    Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb isu bedeshay mid cakiran oo jahawareer siyaasadeed uu hareeyay, waxaana tan xslay socday wadahadal la isaga dab qaadayo Ra’iisal wasaare Kheyrei yo hoggaamiyaha Ahlu suna, iyadoo aan wax horumar ah laga gaarin.

    Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa la sheegay inuu diiday qodobadda uu wato Macalin Maxamuud oo qaarkood uu sheegay inuusan awood u lahayn sida xildhibaanno Ahlu suna ku yeelato baarlamaanka soo socda ee Galmudug, balse uu caasimadda Galmudug ay tahay inaysan koox maamulin.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in weli ay socoto waanwaanta oo Macalin Maxamuud ay ku metelayaan wiil uu dhalay iyo mid uu Adeer u yahay C/samad Macalin Maxamuud iyo C/kaafi Qaaf), halka Raiisal wasaare Kheyre ay wakiil ka yihin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga, laakiin Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa qaatay mowqif cad oo aan ka noqosho lahayn.

    Dhuusamareeb Galmudug Kheyre Macalin Maxamuud Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Maxaa ka jira in Kaamerooyinka Xarunta G/Banaadir (CCTV) la damiyey Qaraxa ka hor?
    Next Article Guddiga Barlamaanka oo Wasiir Cawad Su’aalo ka weydiiyey Qaraxa loo heysto Dowladda Qatar

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo