Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Wadooyinka Xiran oo Caqabad ku noqday in loo Gurmado Laba Dab oo xalay ka kacay Muqdisho [Sawirro]

    Wadooyinka Xiran oo Caqabad ku noqday in loo Gurmado Laba Dab oo xalay ka kacay Muqdisho [Sawirro]

    June 10, 20181 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wadooyinka xiran ee xaafadaha Muqdisho oo lagu jaray dhagxaanta waaweyn ayaa dhaliyey in xalay loo gurman waayo guri dab qabsaday oo ku yaalla xaafaf ka tirsan magaalada Muqdisho.

    Laba Dab oo ahaa kuwo xoog leh ayaa xalay saqdii ka kacay Garaash Gaadiidka la dhigto oo ku yaalla Haanta-dheer ee magaalada Muqdisho iyo Guri ku yaalla degaanka Buuloxuubey ee degmad Wadajir kuwasoo dhaliyey qasaare markii ay dhibaato noqotay inay gadiidka dab -damiska gaaraan..

    Dabka ka kacay xaafadda Haanta dhewr ayaa qasaare u geystay baabuur ilaa tobaneeyo ah oo isugu jira  Caasi, Homey, iyo Mooto Bajaajyo, waxaana ay ku bas beeleen dab xoog leh oo halkaasi ka kacay, halka xaafadda Buulo xuubey ay dadku muddo la hardamayeen inay dab damisyada ka hor wareejiyaan Dhagxaanta lagu xiray wadooyinka xaafadaha.

    Gaadiidka Gurmadka degdega ah ee maamulka Gobalka Banaadir ayaa la sheegay inay wa jawaab ah ka bixin qeyla dhaantii shacabka, iyadoo ay gurmadka hormuud ka ahaayeen dab damisyada Hormuud iyo Shacabka xaafadahasi deganaa.

    Xaafadaha Muqdisho ayaa lagu xiray dhagxaan waaweyn oo aanay gaadiidku mari karin, waxayna arrintan soo taxneyd tan iyo markii uu xilka NISA hayey agaasimihii hore C/llaahi Sanbaloolshe, iyadoo gaadiidka oo dhan la isugu keenay wadooyinka waaweyn ee Laamiyada.

    Image may contain: one or more people

    Image may contain: night and outdoor

    Image may contain: one or more people and outdoor

     

     

    Dab Dab damis Jid xir Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamadii Mareykanka iyo kuwa Somalia oo ka baxay degaanka Baar Sanguuni & Alshabaab oo la wareegay [Sawirro]
    Next Article Qalab Amni-xoojin casri ah oo lagu soo kordhiyey & Dib u dhis ka socda Xarunta Madaxtooyada Somalia [Daawo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo