Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»WAR CUSUB: Gabar xubintii Taranka ka jartay Nin kufsaday

    WAR CUSUB: Gabar xubintii Taranka ka jartay Nin kufsaday

    May 22, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gabadh Hindi ah oo 23 jir ah ayaa xubinka taranka ka jartay nin dadka bara diinta Hinduuga oo ku sugan gobolka Kerala ee koonfurta India, iyada oo ku eedaysay in uu muddo sanado ah kufsan jiray.

    Booliiska ayaa sheegay in ninka laga shakisan yahay oo lagu magacaabay Gangeshananda Theerthapada uu guriga gabadha tagi jiray si uu ugu duceeyo aabaheed oo xannuunsan.
    Hooyadeed ayaa rajaynaysay in ninkan oo iska dhigay nin barakaysan uu ka caawin doono dhibka qoyska haystay.

    Laakiin arrintaas badalkeeda gabadheeda ayaa sheegtay in uu tacdi u gaysan jiray fursad kaste oo uu ku helo.

    Habeenimadii Jimcaha ayay gabdhu la soo booday mindi oo ay weerartay markii sida lagu eedeeyay ninku uu isku dayay in uu kufsado, kadibna iyada laftirkeeda ayaa booliiska u yeertay. Ninkan lagu eedeeyay kufsiga ayaa loola cararay Isbitaalka Thiruvananthapuram Medical College si qalliin degdeg ah loogu sameeyo.

    Isbitaalka oo war qoraal ah soo saaray ayaa sheegay in Isbitaalka la keenay nin 54 jir ah oo uu ka laadlaado xubinka tarankiisa oo la jaray boqolkiiba 90, aysanna jirin si loogu celin karo.
    Dhakhaatiir ku takhasusay kaadimareenka iyo qalliinka oogada jirka ayaa qalliin degdeg ah ku sameeyay si ay u joojiyaan dhiigii ka daadanayay una suurtagaliyaan in uu kaadin karo.

    Taliye xigeenka booliiska Arul B Krishna ayaa wargayska The Times of India u sheegay in gabadha aabeheed uu sanado badan ahaa bukaan sariir yaalla.

    Wuxuu sheegay in gabadhu ay hooyadeed la xiriirisay tacadiga loo gaystay lagana yaabo in hadda lagu soo oogo dawcado la xiriira in ay ku guuldarraysatay in ay dhibkan ku wargeliso booliiska.

    Gabadha yar ma rajaynayso in lagu qaado faldambiyeed. Wasiirka koowaad ee gobolka Kerala Pinarayi Vijayan ayaa ammaanay geesinimada gabdha.
    Dadka ka mudaaharaada tacadiyada galmada la xiriira ayaa markaste ku baaqa in dil lagu xukumo dadka kufsiga gaysta.

    cuts off religious guru's penis India Indian woman Nin xubintii taranka over rape attempt Xulashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Turkiga Ordogan oo dib loogu doortay Guddoomjiyaha Xisbigiisa AK party
    Next Article Shir nooc cusub ah oo Muqdisho uga furmay Warbaahinta iyo Hay’adaha Ammaanka Dowladda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo