Ra’iisal wasaaraha xilkiisa dhammadya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa war yaab leh ka sheegay doorashada mugdiga hareeyay ee Soomaaliya 2016.
Cumar C/rashiido o Magaalada Jabuuti kula kulmay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa rajo ka muujiyay doorashada 2016 isagoo sheegay inay xilligii loogu talogalay ku dhici doonta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku doodayn in maalmaha soo socda in maamulada Dalka ee ay ka dhici doonaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub.
Wuxuu warkan kasoo baxay Cumar C/rashiid iyadoo guddiga Doorashada iyo beesha caalamka ayaa rajo xumo ka muujiyay hanaanka doorashada, iyadoo lag u wado in doorashada ay markii saddexaad dib u dhacdo.
DHAGEYSO
Wadani.com