Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Warbixin: Fursadaha uu heysto Madaxweyne Erdogan in dib loo doorto [Loolanka adag ee Doorashada Turkiga]

    Warbixin: Fursadaha uu heysto Madaxweyne Erdogan in dib loo doorto [Loolanka adag ee Doorashada Turkiga]

    June 24, 2018Updated:June 24, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dadweynaha Turkiga ayaa u dareeray doorashada dalkaasi ee madaxtinimada iyo Baarlamaanka dalkaasi oo mar qura dhaceysa, iyadoo ah doorasho lasoo hor mariyey markii dastuurka dalkaasi wax laga bedelay oo awood balaaran la siiyay Madaxweynaha dalkaasi.

    Doorashadan ayaa noqon doonta tii ugu adkeyd ee uu loolan culus soo wajaho madaxweynaha shacbiyadda leh ee Recep Tayyip Erdogan oo isbedel weyn ku sameeyay dalka Turkiga, isla markaana caddow badan ku yeeshay dalalka waaweyn ee Carbeed iyo Reer Galbeedka.

    Musharaxa isbahaysiga mucaaradka Muharrem Ince
    Musharaxa isbahaysiga mucaaradka Muharrem Ince

    Waxaa madaxweyne Erdogan oo muddo 15 sano ka badan talada dalkaasi soo hayey la tartamaya musharaxa isbahaysiga mucaaradka Muharrem Ince oo ah cilmaani ay siyaasaddiisu tahay garabka bidix dhexe.

    Inkastoo Xisbiga Erdogan AK leeyahay shacabiyad, haddii ay doorashada adkaato ugu danbeyn la saadaalinayo inuu ku so baxo Erdogan, haddana waxaa la isku waafaqsan yahay inuu wajahayo loolankii ugu adkaa ee taariikhdiisa doorasho.

    Recep Tayyip Erdogan oo ah nin islaami ah oo 64 sano jir ah wuxuu Turkiga ku sameeyay isbedel taariikhi ah, isagoo talada dalkaasi qabtay sanadkii 2002-dii, kadib  markii ay dalkaasi muddo dheer gacanta ku hayeen xisbiyada cilaamiga ah.

    Caddowga Erdogan waxay ku eedeeyaan inuu la so baxay awood xad dhaaf ah, isla markaana uu dalkaasi  ku wado nidaam keli-talis ah, waxaana saxaafadda reer Galbeedka ka muuqda maqaallo iyo baaqyo loogu ololeynayo inuu Erdogan ku guuldarreysto doorashada maanta.

    Saaxiibada Turkiga oo ay ugu horeeyeen dalalka Qatar iyo Soomaaliya ayaa dhinacooda ku jira Alle-bari iyo duco ay Recep Tayyip Erdogan u rajeynayaan inuu ku guuleysto doorashada Turkiga.

    In ka badan 56 Milyan qof ayaa sharci ahaan codeynaya doorashada Turkiga, waxaana xalay soo dhammaaday olole doorasho oo la isku riiqday, saadaasha ahaa ah in Recep Tayyip Erdogan uu guuleysan doono xitaa haddii loo baahdo wareeg kale oo doorasho oo dhici doonta 8-da July.

    Doorashada Turkiga Recep Tayyip Erdogan Top Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir Guri-Barwaaqo: C/weli Gaas waxaan leeyahay Laascaanood noqon meyso Waqooyiga Gaalkacayo..” [JAWAAB]
    Next Article Maamulka Puntland oo sheegatay weerar lagu qaaday saldhigyo ku yaalla Magaalada Laascaanood

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo