Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Warbixin: Senatooradii ugu horeeyay Aqalka sare oo lagu doortay Hirshabelle iyo Kharashka la bixiyey

    Warbixin: Senatooradii ugu horeeyay Aqalka sare oo lagu doortay Hirshabelle iyo Kharashka la bixiyey

    September 14, 2021Updated:September 15, 20212 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saddex sanatoor oo ah kuwii ugu horeeyay ee laga soo doorto maamulka Hirshabelle ayey xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle lagu doortay magaalada Jowhar.

    Kursiga ugu horeeyay oo aha kii ugu adkaa ee sida weyn loogu tartamay waxaa kusoo baxay Senator Muuse Suudi Yalaxow oo wareegtii labaad ka guuleystay Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci), isagoo helay helay 55 cod, halka Axmed Daaci uu ka helay 43 cod. Doorashada ayaa waxaa codeeyey 98 xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada HirShabeelle

    Muuse Suudi iyo Axmed Daaci ayaa wareegga ugu dambeeyey isugu soo haray kadib markii uu tanaasulay Cabdullaahi Sheekh Xasan oo wareeggii koowaad ku helay 15 cod.

    Kursiga uu kusoo baxay Muuse Suudi ayaa la sheegay in lacag fara badan lagu kala qaatay oo saddex musharax ay lacago badan oo ku dhow Hal Milyan oo Dollar ku bixiyeen xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle. Waxaana arrintan si cad u shaaciyey Musharax Axmed Daaci.

    Sidoo kale Senator Nuur Maxamed Geedi Canjeex ayaa isna loo doortay Senator Aqalka Sare, markii uu helay 70 Cod,.

    Dhinaca kale Senator Fartuun Cabdulqaadir Faarax Karaama ayaa Cod gacan taag ah ku kusoo baxday, Ka dib markii ay u tanaasushay Sacdiyo Yarow oo la tartameysay.

    Senatoorada caawa lagu doortay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa kala ah:

    1- Muuse Suudi Yalaxoow
    2- Fartuun Cabdulqaadir Karaama
    3- Nuur Maxamed Geeddi (Canjeex)

    Doorashada Aqalka Sare ayaa waxaa hareeyay olole adag, siiba kursiga uu kusoo baxay Muuse Suudi oo dhinacyo kala duwan ay kala taageerayaan musharixiinta, sida Farmaajo, Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif, waxaaa kusoo baxay musharixii taageersanaa madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud Sheekh oo ah Muuse Suudi.

    Aqalka sare Doorashada Muuse Suudi Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRW Rooble oo jawaab culus u diray Farmaajo, kana digay marin habaabinta Kiiska Ikraan (Akhriso)
    Next Article Senatoor cusub oo maanta lagu dooranayo Jowhar (Kursiga ugu adag iyo cidda kusoo bixi kara)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo