Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shacabka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ugu baaqday inay ilaaliyaan xasiloonida iyo amniga maamulkaasi.
War-saxaafadeed caawa kasoo baxay Wasaaradda Amniga ayaa loogu baaqay inay shacabku la shaqeeyaan madaxweynaha KMG ah ee K/Galbeed, waxayna wasaaraddu sheegtay inay kala shaqeyn doonto gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah ee qabsoomidda Doorasho Xor iyo Xalaal ah.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA