Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa soo saaray amarro ku socday Warbaahinta iyo Saxafiyiinta ka howlgala degaanada Puntland, wuxuun amray inay is diiwaan geliyaan oo xarunta wasaaradiisa geeyaan liiska shaqaalaha xarun walba oo warbaahineed.
Wasiir Soocade ayaa amarkaasi daba dhigay digniin ah in wariyihii aan magaciisa la helin aanu Puntland war ka diri karin, kana shaqeyn karin iyadoo xilliga loo qabtay arrintan uu yahay ilaa 25-ka bishan July.
HOOS KA AKHRI WAREEGTADA
GOOBJOOGE.COM