Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Wasiirka Arrimaha Dibadda oo 15 Maalmood kadib taageero u tegay Xarunta Qaramada Midoobey ee Xalane [Sawirro]

    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo 15 Maalmood kadib taageero u tegay Xarunta Qaramada Midoobey ee Xalane [Sawirro]

    January 16, 2019Updated:January 16, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Xarunta weyn ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Gegidda diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho.

    Ujeedada booqashada ayaa waxa ay ahayd in loo muujiyo garab istaag iyo la jirsiĀ qoyska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya sababo ku aaddan weerar hoobiye ah oo lagu qaaday Janaayo 1, 2019 xaruntooda, waxaana ku dhaawacmay labo shaqaale Qaramada Midoobey iyo hal qandaraasle iyo sidoo kale waxyeello agab.

    Wasiir Cawad ayaa carabaabay in uu si dhammeystiran u garab taagan yahay qoyska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, isagoo tilmaamay in Soomaaliya ka xubin ahaan Qaramada Midoobey ay taageereyso howsha loo igmaday UNSOM, UNSOS iyo hey’adaha kale ee Qaramada Midoobey.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa uu daaha ka qaaday in Xukuumadda Federaalka ay leedahay qorshe ammaan oo la xiriira badbaadada iyo nabad-qabka shaqaallaha Qaramada Midoobey iyo hantidooda.

    Intii uu ku jiray booqashada uu ku tagay Xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho, waxaa halkaas si diirran ugu soo dhoweeyay Mudane Raisedon Zenenga, Howlwadeenka Siihayaha ah Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Kuxigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Lisa Filipetto, Madaxa Xafiiska Taageerrada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOS), Mudane Peter de Clercq , Kuxigeenka Eregeyga gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM) iyo mas’uuliyiin kale.

    Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

    Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, sky, suit and outdoor

    Image may contain: 2 people, people standing, plant, tree and outdoor

    Image may contain: 5 people, people smiling, people standing, tree, suit and outdoor

    Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suit

     

    Cawad UN Wasiir Cawad Xalane
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo: “Halkaan ‘Baydhaba’ waxaa ka dhacday Doorasho xor iyo xalaal ah..!”
    Next Article Sheekh Kenyaawi: “Sheekh Kenyaawi Siyaasi ma aha, Barnaamijka ‘Cafi Walaalkaa’ ma aha siyaasad” [JAWAAB]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo