Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 10
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Wasiiro kusoo baxay Doorashada ka socota Ceelwaaq (Akhriso Kuraasta lagu doortay)

    Wasiiro kusoo baxay Doorashada ka socota Ceelwaaq (Akhriso Kuraasta lagu doortay)

    April 22, 2022Updated:April 22, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo maanta ka bilowday doorashada 16-ka Kursi ee Gobolka Gedo oo laga wareejiyey magaalada Garbahaarey, iyadoo ay halkaasi tageen Guddiga Doorashada Jubbaland iyo madaxda Guddiga Heer federaal FIET.

    Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Abukar Xaaji ayaa noqday xildhibaankii ugu horreeyay ee lagu doorto degmada Ceelwaaq, wuxuuna kusoo baxay kursiga Hop119, kadib markii musharraxii la tarmayay oo ahaa Cabdicasiis Cabdullahi Ibraahim uu u tanaasulay.

    Sidoo kale Wasiirka Xannananada Xoolaha Maxamed Aadan Macalin ayaa lagu doortay Ceelwaaq, sida ay shaaciyeen Gudiga SEIT Jubbaland. Waxaa la tartamay Xasan Cabdi Axmed, waxaana kursiga tirsigiisu yahay HOP090 ku guulaystay mudane Maxamed Aadan Macalin.

    Kursiga HOP065 waxaa isna ku guuleystay Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo u la tartamayey Aadan Ibraahim Isaaq, waxaana gacantaag kusoo baxay Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartamayay.

    Kursiga HOP102 waxaa kusoo baxay Cismaan Libaax Ibraahim, kadib markii uu helay codadka ergada, waxaa la tartamay Mustaf Maanow, sida uu shaaciyey Guddiga SEIT ee Jubbaland.

    Kursiga HOP087 waxaa kusoo baxday Aamino Xuseen Cali, kadib markii ay tartank ka hartay Faadumo Ibraahim Cali oo la tartami lahayd.

    Kursiga HOP0216 waxaa kusoo baxay Faarax Macalin Bishaar, waxaana ka haray tartanka Musharax Xassan Aadan Xassan, Guddiga SEIT ayaa cod gacantaag ah u qaaday, waxaana kusoo baxayXildhibaan Faarax Macalin Bishaar.

    Kursiga tirsigiisu yahay HOP116 doorashadiisa ka dhacday Degmada Ceelwaaq waxaa kusoo baxday Duniyo Cismaan Yuusuf, waxaa la tartameysay Musharax Xaawo Khaliif Dubad, sida uu shaaciyey SEIT Jubbaland.

    Kursiga HOP 091 waxaa kusoo baxay Cabdiqaadir Xuseen Cabdi, iyadoo uu la tartamay Musharax Cali Guurre Maxamed. Guddiga SEIT Jubbaland ayaa shaaciyey inuu kursiga ku guuleystay xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Cabdi.

    Guddiga doorashada Heer Federaal ee FEIT oo saaka gaaray maaalada Ceelwaaq ayaa toddbaadkii hore ku dhawaaqay in sababo amni dartood aysan Garbahaarey u noqon karin goob ay doorasho ka dhici karto, iyada dhinca kale maamul Jubaland uu soo dhaweeyeen deegaan doorashada Ceelwaaq.

    Ceelwaaq Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWAR-CUSUB: Farmaajo oo Sharci-darro ku tilmaamay Xildhibaannada lagu dooranayo Ceelwaaq
    Next Article Macallin Farmaajow Mahadsanid: “5 Sano oo Casharro baraatiko ah” (Qormo Culus)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo