Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharciyada»Wasiiro qarka u saaran in la xiro iyo baaritan ku socda kiisaskooda (Xog cusub)

    Wasiiro qarka u saaran in la xiro iyo baaritan ku socda kiisaskooda (Xog cusub)

    December 9, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Sharciyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    QAAR KA MIDA WASIIRO BAARITAAN KU SOCDO
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qaar ka mida Golaha wasiirada ee sii haya xilka ayaa la sheegay inay ku socdaan baaritaano ka horeeyay xiisadii siyaasadeed ee ka dhalatay khilaafka madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha iyo waliba mooshinkii ka danbeeyay ee Baarlamaanka Soomaaliya kalsoonida kagala noqday xukuumada.

    Wasiiradan ayaa la tuhunsan yahay inay ku takri faleen hanti Qaran, waxay qaarkood baaritaankoodu marayaa gabagabo, halka qaarka kale eedeyntoodu bilow tahay, waxayna wararku sheegayaan in isla marka ay xilka wareejiyaan kadib dhismaha xukuumadda cusub lagu wado in la xiro ama lagu soo oogo dacwadaha loo heysto.

    QAAR KA MIDA WASIIRO BAARITAAN KU SOCDO
    QAAR KA MIDA WASIIRO BAARITAAN KU SOCDO

    Arrintan oo noqon doonta tijaabadii ugu horeysay sida dowladda Federaalka ah ay sharciga ugu hogaansan tahay  ayaa dad badan shaki ka qabaan iyagoo ku difaacaya shaqsiyaadka la heysto siyaabo kala duwan. Xubnaha golaha wasiirada ee baaritaanka ku socdo waxaa kamida:

    [blockquote style=”4″]1. Wasiirka Ganacsiga Aadan Maxamed Saransoor: Waxaa lagu heystaa dayactir xarun dowladeed oo lacag badan ku baxday, iyadoo ganacsadihii dhismaha ku lug lahaana la xiray. Waxaa kaloo wasiirkan loo heysaa kireyn hanti Qaran.[/blockquote]

    [blockquote style=”4″]2. Wasiirka Gaadiidka: Saciid Jaamac Qorsheel, waxaa isna la sheegay inuu ku lug leeyahay arrimo ay mid yihiin bixin qandaraas lagu sameeyay qeybta Gaadiidka Wasaaarada ee bixisa leysimada iyo taargooyinka iyo kiisas kale.[/blockquote]

    [blockquote style=”4″]3. Wasiiru dowlaha Maaliyadda: C/llaahi Maxamed Nuur: Ninkan oo booska wasiirada maaliyadda gacanta ku hayay aadna ugu dhow madaxweynaha waxaa la sheegay inay ku soo baxeen lacago badan oo aan la aqoon meel ay mareen. Hanti dhowrka ayaa wada baaritaanka, waxaase laga cabsi qabaa inuu kiiskan ka badbaado arrimo badan dartood.[/blockquote]

    Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa dhowaan qiray inay mas’uuliyiin loo heysto hanti qaran oo ay iska heystaan ama ku takri faleen.

    Wixii ka soo kordha waxaad kala socon doontan halkan Insha Allaah…

    GOOBJOOGE.COM

    LONDON

    [ad name=”HTML”]

    Wsiiro la baarayo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha oo bilaabay qorshe uu kala furfurayo xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaaraha
    Next Article Xildhibaanno ka horjeeda siyaasadda Madaxweynaha oo isbaheysi cusub uga dhawaaqay Muqdisho (Warbixin)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo