Aamina Muuse Weheliye oo ka mida saxafiyiintii caanka ahaa ee Soomaalida oo ku nool dalka UK ayaa soo duubtay muuqaal ku saabsan inuu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Waxay sheegtay inay isku aragtay calaamadaha Cudurka COVID-19, iyadoo lagula taliyey inay guriga isku karaantiisho, waxayna ka hadashay waxyaabihii ay isku aragtay iyo xaaladda caafimaad ee ay gashay markii uu cudurka ugu adkaa iyo hadda oo ay kasoo ladnaaneyso.
HOOS KA DAAWO