Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Wiilashii ugu horeeyay oo laga soo badbaadiyey Godkii ay ku go’doomeen ee dalka Thailand [Sawirro]

    Wiilashii ugu horeeyay oo laga soo badbaadiyey Godkii ay ku go’doomeen ee dalka Thailand [Sawirro]

    July 8, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wiilashii ugu horeeyay koox Kubadda Cagta ah oo ku go’doonsanaa God ay biyo hareereeyeen muddo laba toddobaad ah dalka Thailand ayaa laga soo saaray Godkaasi saacadihii ugu danbeeyay.

    Howlgal ay ku dhaqaaqeeen quusayaal dunida isaga yimid iyo ciidamada Badda dalka Thailad ayaa maanta la qaaday kadib markii biyo badan laga dhuray godka, isla markaana xaaladda cimilada ay soo hagaagtay, waxaana la go’aamiyey in dibadda loo saaro wiilasha kuwa ugu liita.

    Arrintan oo lagu tilmaamay howlgalkii ugu weynaa ee abid lagu badbaadinayo  dad ku go’doomay Bohol iyo xireen ayaa si rasmi ah u bilwoday xilliga habbeenimo ee dalka Thailand, waxaana ilaa hadda la xqaiijiyey in dibadda loo soo saaray ilaa 4 wiil.

    Waxaa weli socda howlgalka badbaadinta oo laga yaabo inuu qaato maalmo, waxaana wiilasha lasoo saaray loola cararray isbitaalada si xaaladooda loola tacaalo, iyadoo saxaafadda dunida ay si toos ah u tebineyso arrintan.

    HOOS KA DAAWO SAWIRRO

    An ambulance headed to the Tham Luang caves to collect the first two boys who were  alive and well after being rescued

    An ambulance carrying the first two players transports the players away from the caves toward the awaiting helicopter

    Coming home: The evacuation of 12 schoolboys trapped in a flooded cave in Thailand has begun and they could be out by tonight, the rescue commander announced on Sunday morning 

    Paramedics drove the boys to awaiting helicopters which flew 35 miles to the nearest hospital where doctors were on standby

    Thai military personnel inside a cave complex during the ongoing rescue operations for the youth soccer team and their assistant coach, at Tham Luang cave in Khun Nam Nang Non Forest Park

    Thousands of rescuers including Thai Navy SEALs and elite British divers have been working around the clock to come up with a plan to bring the exhausted and starved boys home safely

    But with gathering clouds that have already thundered down heavy rain for 90 minutes on Saturday night, authorities are anxious to push ahead before it's too late

    Caalamka Thailand Xulashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfhayeenka Wasaaradda Amniga oo weerar ku qaaday Xukuumadda Somalia: “Tii shalay dhacday haddii aan wax la iska weydiin..” [Daawo]
    Next Article Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee G/Banaadir oo laga wareejiyay xilka Ku-simenimada Guddoomiyaha [Sabab?]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo