Madaxweynaha Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa shaaciyey shuruudo uu ku xiray waanwaanta ay wado dowladda Federaalka Soomaalya.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa lagu soo dhoweeyay socdaalkii wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, ku sheegay in furitaanka wadahadalka ka hor laga doonayo dowladda Federaalka inay marka hore xayiraadda ka qaado dhaqaalihii loo qoondeeyay Galmudug iyo mashaariicda laga fulin lahaa degaanada Galmudug.
AKHRISO QORAALKA
