Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo laga nadiifiyey La-taliyeyaashii Kheyre! (Akhriso Liiska xubnaha shaqada ka tegay)

    Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo laga nadiifiyey La-taliyeyaashii Kheyre! (Akhriso Liiska xubnaha shaqada ka tegay)

    October 13, 2020Updated:October 15, 20203 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Jawi cusub oo aan hore u soo marin ayuu galay xafiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, kadib markii uu xilka iska casllay Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre 25 July 2020, taasoo ka danbeysay kalsoonidii uu Baarlamaanka kala noqday.

    Waxaa xafiiska ku-sime ka noqday ku-xigeenka Ra’iisal wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed markii uu si aan hore loo arag ugu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, wuxuuna si degdega xilkii uga qaaday xoghayihii joogtada ahaa Axmed Nur Cabdi, isagoo u magacaabay wiil ka tirsanaa shaqaalaha Madaxtooyada (C/risaaq Xuseen Caato) oo ay isku dhow yihiin Madaxweynaha, kaasoo laba jeer xilkaasi lagu soo celiyey.

    Intii waqtigaasi ka danbeeyay waxaa Shaqaalaha Xafiiska iyo La-taliyeyaashii Ra’iisal wasaaraha ku socday culeys ay saartay madaxtooyada Soomaaliya oo keenay inay xilalkii ay hayeen isaga tagaan dhammaan raggii lasoo shaqeeyay Ra’iisal wasaarihii hore, waxaana xubnahaasi ka mida:

    1- Xoghayihii joogtada ahaa ee Xafiska Ra’iisal wasaaraha Axmed-Nuur Cabdi Maxamed – Waa mas’uulka kaliya ee xilka laga qaaday. (Akhriso)

    2- Yaxye Cali Hareri -La-taliyihii Ra’iisal wasaarihii hore u qaabilsanaa Arrimaha Siyaasadda – Waxaa dagaal kala hor yimid xoghayaha cusub ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha, sidaasoo uu ku baxay.

    3- Cali-Nuur Salaad – Madixii Warfaafinta Xafiiska Ra’iisal wasaaraha, wuxuu shaaicyey inuu xilka isaga tegay, kadib cadaadis ku yimid.

    4- Dr. Maxamed Xasan oo ahaa xiiririyaha Tubta Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa isna shaqadii ka tegay oo is-casilay.

    5- Liibaan Cabdullaahi Xuseen oo ahaa La-taliyihii Arrimaha Amniga iyo dib u habeynta Ciidamada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa isna xilkii iska casilay, markii uu faragelin kala kulmay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Xafiiska Madaxweynaha

    6- Samira Gayd oo ahayd la-taliyaha gaarka ah ee Ra’iisal wasaaraha, ayaa iyaduna xilki isaga tagtay oo banneysay xafiiska.

    7- Cabdi Xariir Baaruud ayaa ugu danbeeyay mas’uuliyiintii la shaqeyn jirtay Ra’iisal wasaare Kheyre ee xilka isaga tegay, wuxuuna ahaa La-talyaha gaarka ah ee Ra’iisal wasaaraha.

    8- C/raxmaan Shariif oo isna ah la-taliyaha gaarka ah ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay inuu ka haray mas’uuliyiintii la shaqeyneysay Ra’iisal wasaarihii hore, iyadoo la filayo inuu maro jidkii ay saaxiibadii.

    La-taliyihii Gaarka ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo shaqadii isaga tegay (Akhriso)

    In xafiisyada dowladda laga nadiifiyo shaqaalihii hore oo mas’uul kasta uu la yimaado saaxiibo cusub, waxay noqotay dhaqan siyaasadeed soo taagnaa tan iyo dowladihii KMG ahaa, waxaana xaaladda Xafiiska Ra’iisal wasaaraha uga sii daray xilligan Madaxweyne Farmaajo oo doonaya inuu isku maamulo labada xafiis, dagaal adagna la galay saaxiibada iyo dhammaan mas’uuliyiintii ku dhowaa Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaare Rooble oo isna bilaaba inuu xubno cusub keensado xafiiska.

    GOOBJOOGE

    La-taliyihii Gaarka ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo shaqadii isaga tegay (Akhriso)
    Kheyre Liiska shaqaalaha Xafiiska Ra'iisal wasaaraha Top Xafiiska Ra'iisal wasaaraha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Galmudug oo dhex galay khilaafka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xildhibaanno ka hor yimid..
    Next Article Faahfaahin: Ciidamada Dowladda oo ku dagaalamay Xaafad ka tirsan Muqdisho & Qasaare ka dhashay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo