Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Xaqiiqada Ummxabdullah, Ruksana Ali iyo Hasanatofficial oo laga daba tegay. (Akhriso baaris yaab leh)

    Xaqiiqada Ummxabdullah, Ruksana Ali iyo Hasanatofficial oo laga daba tegay. (Akhriso baaris yaab leh)

    June 19, 2019Updated:June 19, 20193 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ummxabdullah oo magaceeda rasmiga ah uu yahay Ruksana Ali iyo seygeeda hasanatofficial oo magaciisu uu yahay Abu Abdullah Hasanat waa laba shaqsi oo ku nool wadanka UK isla markaana caan ka ah baraha bulshada sida Youtube, Facebook, Twitter iyo Instgram, waxay marwalba soo badhigaan nolol maalmeedkooda qoys ahaan, iyagoo dad badan ay daba socdaan ama Followers ay u yihiin.

    Bilowgii bisha Juunyo 2019 ayaa dad aad u tira badan waxay barteen labadan shaqsi kadib markii ay soo badhigeen guurka labaad ee Abu Abdullah, tabcan guurka noocan ah sharci daro ayuu ka yahay UK, gabadha lala guursaday Ruksana waa shaqsi ay ku tilmaamtay in ay saaxiib yihiin oo la yiraahdo Sarah, waxaa lasoo ogaaday in guurkan uu dhacay laba sano ka hor , iyagoo baraha bulshada ku soo bandhigay dhowr maalmood ka hor.

    Sawirka hoose waxaad ku aragtaan ACCOUNTS INTSGRAM kala duwan oo ay lahayd Ummxabdullah(Ruksana Ali)

    2018 accountka hoose waxaad ku aragtaan HasanatFamily, Sarah ma waxay ka mid ahayd qoyska Abu Abdallah Hasanat?

    Waayo bartamihii bisha Juunyo 2019 waxay INSTGRAMKA ku soo qoreen in laba maalmood ka hor ay is guursadeen.

    Guurka labaad markii ay faafiyeen ayaa dad badani waxay is weeydiiyeen su’aalo ah in ummxabdullahay tahay shaqsiyad ku nool laba nolol oo isbar-bar socota, waxaa isla markaa cadaatay in Ruksana Ali (ummxabdullah) ay tahay MODEL INSTGRAM oo isticmaasha magaca @ zarrahofficial, iyadoo marar badan sawiradeeda iyo waxyaabaha kale ee ay soo geliso ku TAAG gareysay Ummxabdullah.

    17 Maarso 2019 iyo 20 maarso 2019 waxaa la xaqiijiyay in sawiro isku meel laga qaaday, iyagoo markaa dalxiis u joogay caasimada Qadar magaalada Dooxa, taasoo xaqiijisay shakigii jiray.

    Waxaa kale oo INSTGRAM lagu arkay laba sawir oo isla Hotelka ay degan yihiin lagu qaaday.

    Waxaa kale oo laba ACCOUNT INSTGRAM (ummxabdullah – zarrahofficial) kala duwan isla waqti la soo geliyay BAASBOOR iyo TIKIT ay ugu dhoofayeen DOOXA.

    Sawir kale iyadoo isticmaaleysa isla telefoonka gacanta, sawirka midig waa QAAWAN oo jirkeeda ayaa la arkaa sidaa awgeed ayaa loo qariyay.

    Sawir kale waxaan ku aragnaa wiilka ay dhashay ummxabdullah oo ku dhexjira sawirada zarrahofficial .

     Qaar ka mid ah sawiradeeda oo lays bar-bar dhigay.

    Waxaa kale oo la soo ogaaday in ay lahady ganacsi MODEL AGENCY ah oo ku taalay STOKE -ON-TRENT oo ku taala Waqooyiga wadanka Ingiriiska.

    Labada Sawir waxay isla xiran yihiin hal FARAANTI ama FARGASHI

    Iminka waxaa xaqiiq ah in ummxabdullah and zarrahofficial ay yihiin hal ruux, taasoo ahummxabdullah oo dhowrkii sano ee BARAHA BULSHADA ay ku jirtay BEEN ABUUR ku waday dhamaan dadka daba socday ee mooday in ay tahay qof aanu ahayn.

    Daawo gabadhii la isticmaalay oo BEENTA loo sheegay oo RAALI GELIN bixineysa.

    Sawirka hoose waa kii ugu dambeeyay oo laga qaaday, iyagoo si dhuumaaleysi ah kaga dhoofayey gegida diyaaradaha ee MANCHESTER oo ku sii jeeda ISTANBUL, Bileyska Ingiriiska ayaa raadinaya iyagoo lagu eeday in ay lunsadeen lacag dhan 450.000 USD oo magac mucaawino ah ay ku uruuriyen.

    Warbixinta waxaa laga soo qaatay: https://www.parhlo.com/uk-couple-exposed-youtube

    W/Q: Abdinasir Ismail “SOLA”

    hasanatofficial Ruksana Ali Ummxabdullah
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXubno ku eedeysan Weerarkii Alshabaab ee Jaamacadda Gaarisa oo la soo taagay Maxkamad (Sawirro)
    Next Article Q/Midoobay oo Warbixin Culus kasoo saartay Dilkii Jamaal Kashoqgi [Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo lagu eedeeyay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo