Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XASAASI: Laba Qodob oo ku dhex qarsoonaa Shirkii jaraa’id ee Jawaari & Mustaqbalka Guddoomiyaha Baarlamaanka

    XASAASI: Laba Qodob oo ku dhex qarsoonaa Shirkii jaraa’id ee Jawaari & Mustaqbalka Guddoomiyaha Baarlamaanka

    March 31, 2018Updated:March 31, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa saaka shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho isagoo faahfaahin ka bixiyey qaabkii loo hakiyey shirkii Baarlamaanka ee maanta iyo wadahadal dhex maray Madaxweyne Farmaajo.

    Guddoomiye Jawaari ayaa u muuqday nabadoonnimo iyo inuu door biday in xaaladii cakirneyd ee mooshinkiisa ka dhalatay lagu dhammeeyo xal, iyadoo qaab degan loo marayo, wuxuuna sheegay in isaga iyo ku xigeenadiisa u yeeray Madaxweyne Farmaajo.

    Wuxuu intaasi ku daray in Madaxweyne Farmaajo soo jeediyay in la hakiyo shirkii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa, ayna ka wada aqbaleen, isagoo soo jeedinta madaxweynaha ay aqbaleen, loona baahan yahay xasilooni siyaasadeed.

    “Wixii danbe iyo sida hore loogu soconayo dib ayaa laga soo sheegi doonaa, hadba wixii suuragal ah oo danta dalka ku jirto la isku raaco, tanaasulna la isku sameeyo..” ayuu yiri Guddoomiye Jawaari oo intaas ku daray: “Alle ayaa dagaal naga kaafiyey..”.

    Labada Qodob ee muhiimka ah oo ku jirtay shirkii jaraa’id waxay ahaayeen arrimaha soo socda:

    1- WAANWAAN IYO XAL MASTUUR AAN LA SHAACIN

    Waxaa hadalka guddoomiye Jawaari ka cad in xal dhexe la wada qaatay, kaasoo aan la shaacin, iyadoo marna uu sheegay in dib laga soo sheegi doono, markii u danbeysayna uu shaaciyey in madaxweynaha laga sugayo. Marka xaaladu halkaas mareyso xalka ugu dhow waa inuu Jawaari tanaasulay.

    2- GO’AAN LAGU WADA BADBAADO

    In arrinta lagu dhammeeyo iyadoo aan dagaal iyo gacan dhicin, xil ka qaadis loo adeegsaday  ciidamadii dowladdana  la isku maquunin, waa xalka ugu wanaagsan ee xasarada la abuurtay lagu soo afjari lahaa, waana sida hadda xaajadu u muuqato in lagu mashquuli doono doorashada guddoon cusub oo aan weli la isku raacin qofka uu noqon doono iyo waxa ka dhalan doona midna.

    MAXAA XIGA..?

    Sanadkii ay xukuumaddu jirtay iyo 14 bilood ee ka danbeysay doorashadii Farmaajo waxaa lagu dhex jiray xil qaadis, magacaabid iyo ridis, waxaana sidaasi ku baxay madax badan iyo shaqsiyaad nooc kasta lahaa, waxayna dad badan saadaalinayaan inuusan musalsalkaasi u dhow mid dhammaan doona kadib Jawaari.

    Farmaajo Jawaari Kheyre Mooshinka Jawaari Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye Jawaari oo shaaciyey Sababtii loo hakiyey shirkii Baarlamaanka ee Maanta [Shir Jaraa’id]
    Next Article Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo ku dagaalamay Xaafad ka tirsan Muqdisho & Qasaare ka dhashay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo