Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xeer ilaaliyaha: “19 wasaaradood ayaan baarnay, tan ugu yar Nus Milyan doolar ayay lunsatay…!!”

    Xeer ilaaliyaha: “19 wasaaradood ayaan baarnay, tan ugu yar Nus Milyan doolar ayay lunsatay…!!”

    December 14, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya hortegay kadib markii lagu soo eedeeyay inuu ku xadgudbay awoodiisa ayaa iska difaacay eedo ay u soo jeediyeen qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka, wuxuuna shaaaca ka qaaday arrimo badan ku saabsan musuqmaasuq baahay oo ka dhex jira dowladda Soomaaliya.

    XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA AXMED CALI DAAHIR
    XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA AXMED CALI DAAHIR

    Xeer ilaaliyaha oo ka jawaabayay sababta uu socdaalka uga mamnuucay xubnaha Golaha wasiirada ayaa sheegay inay baaritaan ku sameeyeen ilaa 19 wasaarood ayna u soo baxday in  wasaaradda ugu musuqmaasuq yar ay lunsatay lacag aan ka yareyn Nus Milyan Doolar ($500,000), wuxuuna intaas raaciyay in baaritaankooda soo gabagabeyn doonaan isla markaana ay maxkamad geyn doonaan wasiirada iyo xubnaha kale ee ku lugta leh musuqmaasuqa.

    Xeer ilaaliyaha oo su’aalo adag qaarkoodka uu si fiican uga jawaabi waayay uga yimaadeen xildhibaannada ayaa si cad ugu hor sheegtay inuu hayo warbixinta wasaaradahaas la baaray oo miiska u saarnaa, wuxuuna balan qaaday xildhibaankii ugu taga xafiiskiisa inuu siin doono, isagoo ku adkeystay inay hoos yimaadaan isaga dhammaan hay’adaha baarista ee dowladda.

    Musuqmaasuqa baahay ee dowladda Soomaaliya ka dhex jira ayaa hore hay’ado shisheeye  ay tilmaami jireen, kana soo saari jireen warbixino laga naxo, laakiin waxaa hadda ku soo biiray xeer ilaalinta oo ka sokow warbixin laga sugayo inay tallaabo ka qaado mas’uuliyiinta la soo eedeeyay, haddii kale waxay noqon doontaa war saxaafadda ku kooban oo aan waxba ka duwaneyn kuwii dibaddaha laga soo saari jiray.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    DOWLAD MUSUQMAASUQ XEER ILAALIYAHA GUUD
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMas’uulka loo magacaabayo jagada Ra’iisal wasaaraha oo miiska saaran (Waa kuma?) iyo dabaaldeg Kismaayo ka dhacay!
    Next Article Xeer ilaaliyaha iyo Hanti dhowrka guud oo su’aalo kulul lagu weydiiyay Baarlamaanka (Warbixin muhiim ah)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo