Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Xildhibaan Daahir Jeesow: Mishiinka wada mooshinka Ra’iisal wasaaraha (Muxuu ku bedeshay?)

    Xildhibaan Daahir Jeesow: Mishiinka wada mooshinka Ra’iisal wasaaraha (Muxuu ku bedeshay?)

    November 21, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow wuxuu ka mid yahay xildhibaannada ugu afka dheer Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana lagu tilmaamaa “Online” oo macnaheedu yahay inuu xili kasta ku jiro la hadalka warbaahinta, saacad kasta oo weriye la soo xiriirana uu diyaar u yahay inuu u hadlo kooxda uu markaa la jiro isla markaana difaaco fekerkiisa.

    Muddodyinkii ugu danbeeyay wuxuu ku kacsanaa Wsaiirka arrimaha gudaha iyo federaalka C/llaahi Goodax  Barre oo ay isku gobol kasoo jeedaan, wuxuuna ka carooday guddoomiye ku xigeeno loo magacaabay Gobolka Sh/Dhexe. Kadib markii uu soo shaac baxay khilaafka siyaasadeed ee madaxda dowladda waxaa durba la arkay Xildhiaan Daahir Jeesow oo hormuud u ah mooshinka ay wadato kooxda taageersan madaxweynaha isla markaana ah afhayeenkooda iyo mishiinka dhaqaajiya marka laga reebo dhowr xildhibaan kale oo aanu uga hadlay qormadeenii hore halkan Guji.

    Dad badan ayaa is weydiinaya waxa Daahir Jeesow ugu jira ololahan siyaasadeed ee faa’iido ah iyo halka uu kaga soo biiray kooxda madaxweynaha iyo xisbigooda? Wadani.com ayaa baaritaan dheer kadib soo heshay in Xildhibaan Jeesow aanu ka mid ahayn xisbiga madaxweynaha laakiin dan  dhaqaale oo weyni ka dhaxeyso. Kooxda madaxweynaha ayaa ugaarsata xildhibaannada muuqda iyo kuwa afkooda aan laga baxsan waxaadna moodaa inay asiibeen markii ay dhaqaale ku soo xero geliyen xildhibaankan halista ah.

    Kooxda madaxweynaha waxay Xildhibaan Jeesow kula wareegeen:

    [blockquote style=”4″]Inuu keensado wasiirka Beeshiisa uga mid noqonaya xukuumadda, kan hadda wasiirka ahna sidaasi ayuu ku yimid, wuxuna heystaa balanqaad sii socon doona ilaa xukuumadda cusub.[/blockquote]

    [blockquote style=”4″]Qodobka ugu darran ee Xildhibaan Jeesow ka dhigay inuu hormuud u noqdo Mooshinkan cusub ayaa ah dhaqaale ay siiyeen kooxda madaxweynaha (oo dabcan aanan dooneynin inaan halkan ka sheegno). Dhaqaalahaas wuxuu Xildhibaan Jeesow ugu baahnaa dhismaha guri qabyo ka ahaa oo magaalada B/weyne uu ka dhisanayo.[/blockquote]

    DHOWAAN XILDHIBAANNO IYO XUBNO KALE FILO

    Wadani.com
    London

     

    [ad name=”HTML”]

    Daahir Jeesow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxkamadda Sare oo laga sugayo jawaab ku saabsan khilaafka madaxda dowladda iyo Mooshinka cusub
    Next Article Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo heshiis qarsoodi ah galay (Muxuu yahay heshiiska?)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo