Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si la yaab leh u qiimeeyay waxqabadkii 2-da sano ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo muuqaal la habeeyay laga sameeyay.
Xildhibaan Fiqi oo ka mid ahaa saaxiibada Farmaajo ee doorashadiisa ku taageeray, balse kadib ka hor yimid hab dhaqankiisa hoggaamineed, wuxuuna si qaabeysan mid mid uga daba tegay khudbadii uu Farmaajo ka hor jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in 30 balanqaad oo madaxweyne Farmaajo ka hor sameeyay Baarlamaanka markii uu xilka madaxweynaha u sharaxnaa ay isaga aragtiisa ka run ahayd magaciisa oo uu sheegay in la yiraahdo Maxamed C/llaahi Farmaajo.
HOOS KA DAAWO