Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Fiqi oo soo bandhigay Qodob halis ah oo ku jiray Dastuurkii la xaday ee C/weli Muudey [Qormo xiiso leh]

    Xildhibaan Fiqi oo soo bandhigay Qodob halis ah oo ku jiray Dastuurkii la xaday ee C/weli Muudey [Qormo xiiso leh]

    April 26, 2018Updated:April 26, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada Glolaha shacabka ayaa soo bandhigay qodob halis ah oo ku jiray dastuur uu sheegay in la xaday oo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey maanta u qeybiyay xildhibannada Baarlamaanka.

    QORAAL DHEER OO XIISO LEH HOOS KA AKHRISO

    Saca Naasa Adag iyo Weedha maxaa kulmiyay..

    Waxaa maanta golaha shacabka kulankiisii ajenduhu ahaa hadaljeedinta musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha lagu qaybshay dastuurkii la xaday ee maalmahaanba hadal hayntiisu badnayd..

    Bulshadu waxey xaq u leedahay in ay wax ka ogaato dastuurka dalka u yaalla, balse waxaa la yaab lahayd hadal kadis umadda ku noqday oo uu jeediyey guddoomiye Muudey dhowr casho ka hor oo loo heystay in uu ahaa hadal carrabku ka dafey inuu maanta golaha shacabka ku qeybiyey nuqul uu ku sheegay inuu yahay dastuurkii asalka ahaa oo ka bedelan midka la isticmaalo hadda.

    Haddaba maxey ku kala duwan yihiin dastuurka dalka laga isticmaalo & kan M.ne Muudey uu ku sheegay kii la xadey balse ayadoon xoog badan lagu bixin baadigoobkiisa sida fudud loo soo helay!
    1. Dastuurka la xadey qodobkiisa 9-aad wuxuu inkirayaa caasimadda dalka, wuxuuna ka dhigay mid muran ka taagan yahay, halka dastuurka dalka u yaalla isla qodobka 9-aad uu muujinayo caasimaddu in ya tahay magaalada Muqdisho.

    2. Dastuurka la xadey qodobkiisa 91-aad wuxuu sheegayaa in mudada xil-haynta madaxweynaha dawladda federaalka ah ay tahay 5 sano, halka midka dalka laga isticmaalo isla qodobkiisa 91-aad ay sheegayso 4 sanadood.

    Haddii Dastuurka la xaday dhexdiisa caasimadii dalka lagu xadey, dhanka kalena hal sano laga xadey mudadii xil-haynta Madaxweyne Xasan Sheekh, Guddoomiye Muudey-na uu barlamaankii 9-aad ku jiray, midka 10-aadna sanad iyo ka badan guddoomiye ku xigeenka koowaad ka ahaa muxuu u soo bandhigi waayey mudadaas 6-da sanadood ah oo ku soo aadiyey 15-kii maalmood ee uu ku simaha guddoomiyaha ahaa, isla markaana maanta loo qeybiyey asagoon ajendaha barlamaanka ku jirin?

    Mawduucan cusub ee la furay wuxuu dalkii ka dhigay bilaa dastuur, bilaa caasimad iyo in madaxweynaha Farmaajo uu hal sano oo madaxweynihii ka horeeyey Xasan Sheekh waqtigiisii xilhaynta ah uga harsanayd uu ka qaatay!!

    Siday rabtaba ha noqontee mawduucani wuxuu albaabada u furi doonaa dood weyn oo kashifi doonta danta qarsoon ee laga lahaa arrintaan! War jiraaba cakaaruu iman!!

    No automatic alt text available.

    No automatic alt text available.

    No automatic alt text available.

     

    Axmed Fiqi Baarlamaanka C/weli Muudey Dastuurka Dastuurka la xaday
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWarbixin ku saabsan Hoggaamiyeyaasha Labada Kuuriya oo kulan taariikhi ah yeelanaya
    Next Article Dowladda Soomaaliya & Wakiilada Beesha Caalamka oo Muqdisho uga shiray Qorshaha bixitaanka AMISOM [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo