Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanka sidoo kale la dilay qof ilaalo u ahaa. Dableyda dilka geystey oo rasaas badan furay ayaa sidoo kale iyo Bambada gacanta laga tuuro adeegadey kadibna Gaari ay wateen ku baxsadey sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ahaa.
Wuxuu noqonayaa Xildhibaanki ugu horeeyey ee Golaha Wakiilada Puntland laga dilo, falkasina loogy geysto gudaha degaanada ay ka taliso ilaa uu xilka la wareegay Cabdiweli Gaas. Bishii hore ayay ahyad markii Al-Shabaab sheegteen dil loogu geystey magaalada Muqdisho Xildhibaan Aadan Xaaji Xuseen oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland.
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]
[ad name=”HTML-6″]