Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Zakariye oo xog badan kashifay [Halkee ku danbeeyay Mooshinkii Imaaraadka..?-Daawo]

    Xildhibaan Zakariye oo xog badan kashifay [Halkee ku danbeeyay Mooshinkii Imaaraadka..?-Daawo]

    October 30, 2017Updated:October 30, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka sheegay ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan xaaladda Baarlamaanka Federaalka iyo Musuqmaasuq uu sheegay inuu jiro.

    Xildhibaanka ayaa sheegay in Gudoonka Golah shacabka uu hor istaagay Mooshinkii ay 23 bishii September geeyeen qaar ka mida Xildhibaanada oo ku saabsanaa  faragelinta dowladda Imaaraadku ku hayso arrimaha Soomaaliya.

    Isagoo arrintaasi iyo halkii ay ku danbeysan ka hadlaya ayuu yiri: “23-kii September ayaan gudbinay Mooshin ka dhan ah faragalinta Imaaraadku ku hayo Soomaaliya ilaa hadda cid isku soo qaadaay xitaa ma jirto, Guddoomiyaha Baarlamaanka waan u tegay waxaan weydiiyay sababta looga doodi la’ yahay mooshinka oo ay saxiixeen tiro ka badan Xildhibaanadii laga rabay saxiixa, wuxuuna Gudoomiyuhu iigu jawaabay aan wadahadalno…”

    Xildhibaan Zakariye wuxuu ax laga xumaado ku tilmaamay jawaabta Gudoomiye Jawaari, wuxuunma sheegay inuu musuqmaasuq cad ka jiro guddoonka: “Maxaa keenay wadahadal Mooshin ka doodis u baahan..? sow musuqmaasuq cad maaha…” ayuuna is weydiiayay.

    “Baarlamaankii naga horeeyay ee 9-Sagaalaad iyagoo Lix bilood u hartayba ayaa fadhiid laga dhigay anaga sagaalbilood keliya joogna waxaana noqonay sidii rag madal doorasho sugaya. waxaad arkaysa kuwo ku dhahaya 90% maamulada ayaa dalka ka taliya oo madaxweyne Gobol oo soo degaya Garooonka uga hortegaya war awooodiina garta 275-ka xildhibaan ayaa dalka maamula Madaxwaynaha anagaa dooranay, ra’iisal Wasaaraha annagaa kalsooni siinay..” ayuu yiri Xildibaan Zakariye oo furka tuurtay oo khudbad ka jeediyay Baarlamaanka.

    Qeylo dhaanta xildhibaanka ayaa muujineysa doorka Imaaraadka Carabta ku leeyahay siyaasadda Soomaaliya, iyadoo ay tahay markii labaad ee mooshin ka dhan ah luuq la geliyo.

    Baarlamaanka Guddoonka Imaaraadka Mooshinka Imaaraadka Zakariye Maxamuud Xaaji
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWAR CUSUB: Madixii Ololaha Doorashada Donald Trump oo Dacwad lagu soo oogay
    Next Article DEGDEG: Uhuru Kenyatta oo ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee dalka Kenya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo