Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Beesha Caabudwaaq oo shuruudo adag kadib ogolaatay ka qeyb galka shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe (Akhri)

    XOG: Beesha Caabudwaaq oo shuruudo adag kadib ogolaatay ka qeyb galka shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe (Akhri)

    April 7, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Beesha degmada Cabudwaaq ayaa wadahadal muddo afar maalmood ah socday kadib ogolaatay inay ka qeyb gasho shirka maamul  u sameynta goboladda dhexe, kadib markii ergadii beeshaasi ee isaga baxay shirka Dhuusmareeb ay shuruudo adag ku xirtay wafdigii dowlada Federaalka uu hogaaminayay wasiirka Gaashaandhigga ee waanwaanta u tegay Caabudwaaq.

    Xogta ay Wadani.com heshay ayaa sheegaysa in Beasha Mareexaan ee gobollada dhexe ay markii hore ka caroodeen markii madaxweynaha iyo wafdigiisa ay waanwaan la galeen beesha Dhuusmareeb una ogolaadeen shuruudo dhowr ah oo beeshaasi gaar ahaa, iyagoo taasi u arkay in magacooda dano gaara lagu fushaday, waxayna ku adkeysteen inaysan ka qeyb galeynin shirarka la wado ee maamul u sameynta Gobollada Dhexe.

    cabudwaaq

    [ad name=”HTML-2″]

    Wadahallo dheer kadib wafdigii wasiirka gaashaandhigga waxay  beesha Caabudwaaq dalbatay arrimaha soo socda:

    1. Bixinta kharash lacageed

    2. In Madaxweyne ku xigeen laga siiyo maamulka gobollada Dhexe.

    3. In loo magacaabo safiiro

    Shuruudahan ayay dowladdu intooda badan aqabshay, inkastoo lacagta oo Hal milyan oo doolar ahayd la filayo  iyo in qeyb ka mida la bixiyo, halka jagooyinka safiirada ahna wada-tashi kale laga geli doono.

    Dowladda Federaalka ayaa ku dhex dhacday is jiidjiid beeleed iyo dalab beeluhu ku doonayaan inay ku sed bursadaan, waxaana taas sababteeda leh madaxweyne Xasan Sheekh oo tallaabo qaadkiisu noqday mar waliba uga sii dara xaaladda, iyadoo dad badan oo arrimahan la socda ah qabaan inuu dhibaatada jirta oo dhami tahay mid uu isagu sameeyay.

     

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

    Caabudwaaq Mareexaan Shuruud
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSaxafiyad loo magacaabay guddoomiyaha Degmada Hodon & guddoomiyeyaal xilka laga qaaday
    Next Article XOG: Liiska Shirkadaha Xawaaladaha ee Kenya xirtay & mas’uulka ka dambeeya tallaabadan (Akhriso magacyo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo