Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CULUS: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo u dabran Madaxweyne Xasan Sheekh (Xaalada xiriirka labada mas’uul)

    XOG CULUS: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo u dabran Madaxweyne Xasan Sheekh (Xaalada xiriirka labada mas’uul)

    March 21, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid  Cali “Sharma’arke” ayaa la sheegay inuu noqday mas’uul u dabran madaxweyne Xasan Sheekh oo gacmaha ka xiran isla markaana aan qaadi karin  wax tallaabo ah oo aanu madaxweynaha ogolaan ama soo jeedin.
    Cumar C/rashiid

    Xafiiska Ra’iisal wasaaraha waxaa joogto ku noqday saraakiisha madaxtooyada oo ra’iisal wasaaraha u diiday inuu ka nasto korjoogtanimadooda, waxaana la arkaa iyagoo aan marna faaruqin xafiiska ra’iisal wasaaraha. Lama oga shaqada ay ka hayaan xafiiska ra’iisal wasaaraha iyo sababta ay lugtoodu ugu badatay, laakiin waxaa la hadal hayay inay dusha kala socdaan dhaqdhaqaaqa ra’iisal wasaaraha. Xubnaha xafiiska ra’iisal wasaaraha sida joogtada loogu arko waxaa kamida agaasimaha madaxtooyada Cali Balcad iyo C/llaahi Sanbaloolshe oo u muuqda inuu yahay mas’uul loo xil saaray inuu la shaqeeyo Ra’iisal wasaaraha.

    [ad name=”HTML-3″]

    Taliyihii hore ee Hay’adda Amniga Qaranka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka mida xubnaha sida aadka ah ugu xiran madaxweyne Xasan Sheekh ayaa marna ka harin ra’iisal wasaaraha, wuxuuna la socday dhammaan safaradii uu dibadda ugu baxay  Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo uu ugu danbeeyay socdaalkii Dalka Qatar.

    Ra’iisal wasaaraha oo markii horeba aan dhib badneyn, diyaarna u ahaa inuu qaab kasta kula shaqeeyo madaxwyenaha ayaa hadda dareemaya inuu lug xiran yahay, waxaana toddobaadyadii ugu dambeeyay madaxweynuhu ku dhaqaaqay faragelin uu ku sameeyay wasaaradaha qaarkood isagoo si toos ah ula xiriira, amarro siiya, isla markaana go’aano ka qaata howl maalmeedka wasaaradaha iyo wasiirada.

    Ma cadda sida uu xaaladan ugu shaqeyn doono ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid laakiin saaxiibadii qaarkood ayaa Wadani.com u sheegay inuusan waxba ka bedeli doonin cadaadiska madaxweynaha oo ay uga darran tahay inuu xilka ku dheganaado.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

     

    Madaxweynaha Ra'iisal wasaare
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAgaasime loo magacaabay xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir (Faahfaahin Muxuu u dhimi karaa xilka Muungaab?)
    Next Article Maxaa xilka looga qaaday Jen. Qaafow…? (Jawaabtii uu ka bixiyay Jeneraalka)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo