Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CUSUB: Cumar C/rashiid oo iska diiday Liiskii Golaha Wasiirada ee uu magacaabay Madaxweynaha

    XOG CUSUB: Cumar C/rashiid oo iska diiday Liiskii Golaha Wasiirada ee uu magacaabay Madaxweynaha

    January 3, 2015Updated:January 3, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XAFLADII MAGACAABIDDA RA'IISAL WASAARAHA CUSUB CUMAR C/RASHIID CALI
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha cusub ee  dowladda KMG ah Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa la xaqiijiyay inuu laalay liiskii xubnaha Golaha wasiirada cusub ee uu soo diyaariyay madaxweynaha ayna soo gaarsiiyeen la-taliyaha madaxweynaha C/kariin Xuseen Guuleed iyo Agaasimaha Madaxtooyada Cali Cumar (Cali Balcad) Talaadadii hore (Akhri Liiska oo Wadani.com baahisay).

    Kulamo muddo dheer qaatay oo dhex maray Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha labadii maalmood ee ugu danbeysay ayuu Cumar C/rashiid ugu caddeeyay madaxweynaha in liiskaasi uu yahay mid aan soconeynin, isagoo weydiiyay in liisku yahay talo soo jeedin inuu yahay talo go’an oo kama danbeys ah.

    XAFLADII MAGACAABIDDA RA'IISAL WASAARAHA CUSUB CUMAR C/RASHIID CALI
    RA’IISAL WASAARAHA CUSUB CUMAR C/RASHIID CALI

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegay inuu ugu jawaabay in liisku yahay aragti iyo fududeyn magacaabidda Golaha wasiirada, maadaama waqti badan lumayo, taasoo keenay in Cumar C/rashiid liiskaasi meesha ka saaro, una sheego madaxweynaha inuu dhisayo xukuumad lagu mideysan yahay.

    Wararka Wadani.com ka heleyso Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha ka go’an tahay inuusan qaadan liis ay qoreen wasiiro saxiibo la ah madaxweynaha oo adeegsanaya awoodda madaxweynaha, wuxuuna madaxweynaha la wadaagay inuu tixgelinayo khilaafka iyo kala qeybsanaanta ka dhalatay mooshinkii lagu riday ninkii xilka uga horeeyay (Akhri Faaladda Wadani.com ka qortay xaalada heysatay CCC).

    Madaxweyne Xasan Sheekh iyo la-taliyeyaashiisa oo talo ku caddaatay ayaa kulamo dheeraad ah uga socdaan madaxtooyada kadib markii rabitaankooda la marsiin waayay Ra’iisal wasaaraha cusub, lamana oga tallaabada xigta oo ay qaadi doonaan.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Cumar C/rashiid oo diiday Liiska Golaha wasiirada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMAXAA CUMAR C/RASHIID KA QABSADAY DHISMAHA GOLAHA WASIIRADA CUSUB? (WARBIXIN)
    Next Article XOG CULUS: Xildhibaanada Beelaha Dir iyo Daarood oo bilaabay saxiixa Qoraal loogu digayo Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo