Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»XOG CUSUB: Faahfaahin ku saabsan haweeney fulisay qarixii Central Hotel & Wasiirka Amniga oo ka hadlay

    XOG CUSUB: Faahfaahin ku saabsan haweeney fulisay qarixii Central Hotel & Wasiirka Amniga oo ka hadlay

    February 22, 20152 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ciddii ka dambeysay qaraxyadii mataanaha ahaa ee lagu qaaday Hotelka Central ee Muqdisho oo ay ku dhinteen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo shacab, iyadoo baaritaan xoog leh ku socdo shaqaalaha iyo maamulka hotelka oo loo xiray arrintan.

    Warar laga soo xigtay Hay’adda nabadsugidda ayaa sheegaya in qaraxa ay ka dambeeyeen laba ruux oo heystay dhalashada Holland ahaana Soomaali, waxaana lagu sheegay inay yihiin nin iyo haweeney loo badinayo inay is qabeen ama xiriir dhow ka dhaxeeyay, iyaguna oo qorshahan soo abaabulay. Ninka ayaa magaciisa lagu sheegay Ismacil Muuse iyo haweeneyda oo lagu magacaabo Luul Axmed.

    004

    [ad name=”HTML-2″]

    Haweeneyda ayaa la sheegay inay muddo 4 bilood ah ka shaqeyneysay Hotelka qeyb ahaan, halka ay ka danbeysay qorshaha oo dhan oo ay waxyaabaha qarxa gaariga ku rakibtay iyo ninka oo agabkaasi keenay.. wararka oo aan weli dhameytirneyn ayaa la filayaa inay faahfaahin  badan ka soo baxdo dhowaan.

    Tani waxay muujineysaa in Alshabaab ay sirdoon ahaan uga horeyso dowlada Federaalka iyo hay’adaheeda ammaanka, dhinacyada diyaarinta iyo abaabulka iyo fulintaba, waxaana soo noqnoqday qaraxyada noocan oo kale ah iyadoo kuwii hore wax waaya-aragnimo ah lagu qaadan ama ka hortag ka muuqan hay’adaha dowladda.

    Wasiirka ammaanka gudaha C/risaaq ayaa sheegay in qaraxa Hotelka Central uu ku dhacay habac ka yimid dhinaca hotelka, wuxuuna sheegay in gabar ka mid ahayd maamulka receptionka la sheegay inay is qarxisay, kana timid Yurub, wuxuuse ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo. haweeneyda is qarxisay ayuu sheegay inay lahayd hooyo lix caruur ah leh oo min laba, laba mataano u ah, haweeneyda ayuu sheegay inaysan hotelka weligeed seexan marka laga reebo habeenkii ka horeeyay maalinta ay qaraxa geysatay.

    Haweeneydaasi ninkeeda ayuu sheegay  inuu isna dhintay balse aanay caddeyn sababta geeridiisa. haweeneydaas ayuu sheegay in loo heysto qaraxaasi ayna tahay qofka kaliya ee loo hayo inay ka danbeysay weerarkaasi, caruurteediina waxaa la sheegay inay u geystay hooyadeed oo maalin ka hor.

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    Faahfaahin ku saabsan qarixii hotel Central Yaa ka danbeeyay qarixii Central Hotel
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMogadishu hotel suicide bombers were Dutch – Somalia
    Next Article XOG CUSUB: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku dhex dhacay xaalad adag oo heysata xukuumadiisa

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo