Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xog Cusub oo laga helay Qoraaga Jamal Kashogi & Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul oo la baarayo (Sawirro)

    Xog Cusub oo laga helay Qoraaga Jamal Kashogi & Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul oo la baarayo (Sawirro)

    October 9, 2018Updated:October 9, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar dheeraad ah ayaa loo dusiyey saxaafadda, iyadoo Safaaradda Sacuudiga ee Turkiga ay ogolaaday in la baaro Qunsuliyadda  Istanbuul ee lagu waayey qoraagii caanka ahaa ee Jamal Khashoggi.

    War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa lagu sheegay in Sacuudiga  uu ogolaaday in la baaro Qunsuliyadooda magaalada Istanbul, iyadoo la raacayo heshiiska Viena ee diblomasiyadda dunida u yaalla oo ogol in la baaro xarumaha safaaradaha marka ogolaansho laga helo safiirka.

    Dhinca kale Wargeyska Daily Sabah ee dalka Turkiga ee u dhow dowladda dalkaasi ayaa shaaciyey in baaritaan lagu hayo 15 saraakiil amni oo Sacuudiyaan ah, kuwaasoo laba diyaaradood ku tegay magaalada Istanbul isla maalintii la waayey qorooga Jamal Kashoqgi, iyadoo isku beegay xilligii uu balanta ku lahaa Qunsuliyadda Sacuudiga.

    Saraakiishan Sacuudiga ah ayaa ku tegay magaalada Istanbuul laba diyaaradood oo ka yimid Sacuudiga markii danbena u kala duulay magaalooyinka Abu Dhabi iyo Qaahiar, waxayna kireysteen Hotel ku dhow Qunsuliyadda Sacuudiga muddo afar maalmood ah, balse saacado qura ayey ku sugnaayeen dalkaasi.

    Xogta kale ee la helay ayaa ah in baabuurta Qunsuliydda Sacuudiga ee Istanbul oo gaaraya 26, afar ka mida lagu tuhunsan yahay inay dibadda u saareen qoraaga, saacad kadib markii uu galay Qunsuliyadda, waxaana la tuhunsan yahay inay arrintan ka qeyb qaateen sirdoonnada dalalka Masar iyo Imaaraadka.

    Saxafiyiin kala duwan iyo warbaahin caan ah ayaa baaritaan ku heysa kiiskan oo qabsaday wararka caalamka, waxaana wargeyska Washington Post oo qoraaga uu wax ku qori jiray uu shaaciyay maanta sawirka markii Jamal Kashoqgi uu galay Qunsuliyadda Sacuudiga Istanbul.

    Arrinta kale ee shakiga dhalisay ayaa ah in shaqaalaha Turkiga ee ka shaqeynayey Qunsuliyadda magaalada Istanbul ka siiyey fasax degdeg ah oo lama filaan ahaa maalintii Taladaada ee kiiskan uu dhacay.

    Istanbul Jamal Kashoggi Sacuudiga Saudi Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal Wasaare Kheyre oo ka hadlay socdaalkiisa Dalka Sacuudiga [Bog uu ka furtay Twitter-ka]
    Next Article Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Riyaad [Daawo sida loogu soo dhoweeyay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo