Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Itoobiya oo Qorshe u dejisay C/kariin Qalbi-dhagax & ONLF oo shaacisay inuusan Xor ahayn [Akhriso]

    XOG: Itoobiya oo Qorshe u dejisay C/kariin Qalbi-dhagax & ONLF oo shaacisay inuusan Xor ahayn [Akhriso]

    June 29, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Jabhadda ONLF ayaa shaacisay war ku saabsan sii deynta sarkaalka C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo shalay la sheegay inuu xoriyadiisii dib u helay kadib muddo sanad ku dhow oo Itoobiya loo gacan geliyay.

    Afayeenka Jabhadda Dib u Xoreynta Soomaali Galbed ee ONLF C/qaadir Xasan Hirmooge Caddaani ayaa sheegay in C/kariin Qalbi Dhagax aanu weli Xor aheyn. laakiin uu magan u yahay Odayaal uu sheegay inay wadato Dowladda Itoobiya oo arrintiisa gacanta u haya.

    Afhayeenka ayaa caddeeyay in 20 maalmood kahor Qalbi Dhagax laga saaray Xabsigii uu ku jiray kadibna la geeyay Guri aad loo ilaaliyo oo ku yaala Magaalada Adis Ababa ee Caasimadda Itoobiya halkaasina SAWIRRO lagula soo galay si loo sheego inuu xor yahay, balse aan wali la sii deyn.

    “C/kariin Qalbi-dhagax wuxuu ahaa siyaasi u xirnaa dowladda Itoobiya, in odayaal uu magan u ahaado ma ahan, in sii deyn.. arrimahaasi waa wax ka baxsan nidaamka maxaabiista, 20 maallmood ka hor ayaa laga sii daayay xabsiga oo lagu hayay, C/kariin waa inuu helaa xoriyadiisa siyaasiga ah.” afhayeenka ONLF oo u warramay VOA-da.

    Arrintan ayaa soo baxeysa iyadooo odayaal ay isku beel yihiin Qalbidhagax ay shaaciyeen sawirradiisa, isla markaana lagu arkay wadooyinka magaalada Addis. Suldaan Fowzi Maxamed oo ah Suldaanka C/kariin Shiikh Muuse ayaa sheegay in C/kariin ay wada joogaan Hotel ku yaala Addis abab, lana siiyay Xorriyad uu ku dhaq-dhaqaaqi karo.

    C/kariin Qalbi-dhagaxa yaa la sheegay inuusan ka bixi karin Itoobiya, waxayna Itoobiya dejisay qorshe ay ku dooneyso inuu qeyb ka ahaado heshiis ay dooneyso inay la gasho  jabhadda ONLF, sidaas darteedna uu sii joogi doono Itoobiya.

    C.kariin Qalbi dhagax Itoobiya ONLF Qalbi dhagax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Isku aadka Wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka & Ciyaaraha ugu adag
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Nin dad ku laayay Xarun Wargeys uu hore u Dacweeyay dalka Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo