Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Laba ka mida guddoomiye ku xigeenada G/Banaadir oo laga dhigay saraakiil Boolis

    XOG: Laba ka mida guddoomiye ku xigeenada G/Banaadir oo laga dhigay saraakiil Boolis

    April 13, 2016Updated:April 13, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Laba ka mida guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir ayaa loo qaatay inay ka mid noqdaan saraakiisha Booliska Soomaaliyeed sida muujineyso qoraal ay heshay Wadani.com oo uu ku saxiixan yahay Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan.

    Qoraalka ayaa lagu caddeeyay in:

    1. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca Maaliyadda Ismaaciil Macalin Cabdi
    2. iyo Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca siyaasadda Maxamed Axmed Diiriye

    In loo qaatay Gaashaanleyaal ka tirsan ciidamada Booliska Soomaalayeed, iyadoo taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gen. Maxamed Sheekh Xasan oo qoraalkiisa ku sheegay in xuquuq iyo waafajin saraakiisha ciidamada Booliska lagu daro labadan shaqsi oo ka mid noqonaya saraakiisha Booliska.

    Taliyaha Booliska ayaa arrintan ku sababeeyay inay qeyb ka tahay fulinta xeer madaxweyne Lr. 7 oo ahaa in aqoonyahanada maamulka Gobolka Banaadir loo qaato saraakiil Booliska ah, Xeerkaas oo soo baxay Bartamihii Bishii Maarso 2016.

    Labadan mas’uul ee ka tirsan guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir ayaa midkiiba si toos ah loogu qaatay inay yihiin Gaashaanleyaal ka tiran saraakiisha Booliska, iyagoo xilkooda gobolka Banaadir sii heysan doona.

    Maxamed Axmed Diiriye ayaa ka baxay Jaamacad ku taala dalka Suudaan, halka  Ismaaciil Macalin Cabdi isna ka qalin jebiyay jaamacad ku taalla Pakistan, Ma cadda qorshaha lagu qaatay labadan mas’uul iyo sababta markiiba Gaashaaleyaal looga dhigay, loogana xushay guddoomiye ku xigeenada kale ee Gobolka Banaadir.

    Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in labadan mas’uul loo wado arrimaha ammaanka gobolka Banaadir oo dhowaan lagu wareejiyo maamulka Gobolka Banaadir, waxaase wax lala yaabo ah in shaqsiyaad aan xitaa qaadan tababar ciidan oo hal bil ah laga dhigo saraakiil sare.

    Go0bjooge.com

    Gobolka Banaadir Gobolka Banadir Guddoomiye ku xigeen Ismacil Macalin Cabdi Maxamed Axmed Diiriye Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo ka wada tiran milateriga Soomaaliya oo ku dagaalamay Mahadaay
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Ciidamadii Barre Hiiraale ee lagu wareejiyay Itoobiyaanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo