Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG: Markii uu heshiisiin waayey miyey u heshiiyeen Madaxweynaha?” [Guddoomiyeyasha Labada Aqal]

    XOG: Markii uu heshiisiin waayey miyey u heshiiyeen Madaxweynaha?” [Guddoomiyeyasha Labada Aqal]

    July 23, 2019Updated:July 23, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa heshiis iyo is-afgarad ah dhowaan gaaray Guddoomiye yaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib khilaaf muddo dheer ka dhex taagnaa oo madaxweynaha uu ku guuladarreystay inuu heshiisiiyo.

    Is-fahamka hoggaanka labada aqal ee Baarlamaanka ayaa xog ay heshay Wadani sheegeysaa inuu ahaa mid ay kasoo shaqeeeyaan guddoonka labada dhinac oo aanu wax lug ah ku lahayn Madaxweyne Farmaajo, wuxuuna heshiisku dalka ku hayaa in labada dhinac ay ka wada shaqeeyaan arrimaha Doorashada dalka oo ay dhinac iska dhigaan khilaafkii u dhaxeeyay inta ka dhiman mudadda xil heynta Baarlamaanka iyo dowladda hadda jirta.

    Heshiiska labada guddoon ee labada Aqal ayaa xalay lasii kordjiyey iyadoo la gaarsiiyey labada Guddi ee joogtada ah ee labada Aqal oo kulan wadajir ah yeeshay, kuna heshiiyay wada-shaqeyn, waxaana hadda sameysmay isbaheysi ka dhan ah qorshaha Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo ee 2020-ka oo ku dhex jira hindise sharciyeedka Doorashada ee Golaha Wasiirada ansixiyey.

    Madaxweyne Farmaajo aya caleemo saarkii Madaxweynaha Puntland ee magaalada Garowe Janaayo 2019 ka sheegay in khilaafka u dhaxeeya labada Aqal ee Baarlamaanka uu yahay mid aad u adag, isaguna uu dal u gelayo inuu heshiisiiyo, laakiin waxaa la ogaaday in madaxweynaha aanu daacad ka ahayn heshiisiinta labada Aqal, taasoo ugu danbeyn keentay inay iyagii heshiiyaan markii madaxweynaha door biday inay kala taagnaadaan.

    Isbaheysiga cusub ee guddoonka labada Aqal waxa ka maqan oo dhinaca madaxweynaha u janjeera guddoomiye ku xigeenadal abaad ee labada aqal, waxaana hadda uun bilowday ololaha doorashada 2020/2021 ee mas’uul kasta ugu jiro inuu dib u soo laabto.

    Baaralmaanka Cabdi xaashi Doorashada Farmaajo Maxamed Mursal Sheekh Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye Muungaab oo Su’aalo Culus ka keenay xaaladda Amniga Muqdisho. [Akhriso]
    Next Article Madaxweyne Deni oo dalbaday baaritan lagu sameeyo Qaraxyo la sheegay inay dowladda Qatar ka dambeysay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo