Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Maxaa keenay shirka Baydhaba, maxayse damacsan yihiin Qoorqoor, Waare iyo Lafta-gareen..?

    XOG: Maxaa keenay shirka Baydhaba, maxayse damacsan yihiin Qoorqoor, Waare iyo Lafta-gareen..?

    September 8, 2020Updated:September 8, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynayaasha saddexda maamul Goboleed ee Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa shir lama filaan ku yeelanaya Magaalada Baydhaba xilli laga sugayey inay tagaan magaalada Muqdisho oo uu ku casuumay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Shirkan ayaa la sheegay inuu qabanqaabinayo Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-garen), kadib markii uu usoo jeediyey Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), kadibna lagu qanciyey Maxamed Cabdi Waare, iyadoo ujeedku yahay inay muujiyaan sida ay u diidan yihiin shirka Muqdisho ee ay Madaxweyne Farmaajo Farmaajo ku qasbeen inuu qabsoomo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbalanad.

    Xogta la helay ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo uu si hoose u taageersan yahay shirkan, isla markaana doonayo inuu sii kala fogeeyo Shanta maamul Goboleed oo laba qeybood u kala jebiyo, si heshiis guud oo laga gaarayo Doorashada u sii jiitamo, sidaasina ku suuragasho muddo kororsi.

    Madaxweynaha Galmudug ayaa ah ninka saldhigga u ah hinaase siyaasadeed iyo diidmada Muqidsho, isagoo ka careysan laba arrimood oo ku saabsan fursadda iyo soo dhoweynta weyn ee loo sameeyay madaxda Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam iyo diidmada ay labadan Nin diideen Shirkii Dhuusaaareeb.

    Lafta-gareen iyo Qoorqoor ayaa marka ay la hadlayaan Beesha Caalamka si cad ugu sheegaya inay ka horjeedaan qorshaha Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo, halka Madaxweyne Waare uu yahay midka kaliya ee sida buuxda u taageersan Farmaajo, laakiin waxay saddexdooda ka mideysan yihiin marka miiska wadahadalka la yimaado inaysan ka hor imaan karin Madaxweyne Farmaajo.

    In la furfuro qodobadda shirkii Dhuusamareeb oo dib loo saxo iyagoo fadhiya waxay weji gabax ku tahay saddex madaxweyne ee ku shiraya Baydbaba, waxayna guul siyaasadeed siineynaa labadii madaxweyne ee diiday shirkii Dhuusmaareeb III, in shir dhex mara Farmaajo, Qoorqoor iyo Axmed Madoobe go’aano doorasho kasoo baxaan-na waxay waxba kama jiraan ka dhigeysaa shirka Dhuusamareeb, iyadoo miisaanka siyaasadda u weecineysaa madaxda hal beel.

    Shirka Baydhaba uga furmaya saddexda Madaxweyne wuxuu u muuqdaa mid aan dhaafsiisneyn door ay Qoorqoor, Lafta-gareen iyo Waare raadinayaan kaalin ay hore u lumiyeen markii ay isu dhiibeen Madaxweyne Farmaajo, balse shirkooda ku dhammaan doono sida uu Farmaajo rabo ama ugu badnaan ay faragelin doonaan Beesha caalamka oo Mareynkanku ugu horeeyo.

    C/casiis Lafta-gareen Madaxweye Qoorqoor Maxamed Cabdi Waare Shirka Baydhaba Shirka Dhuusamareeb Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaleeshiyada Alshabaab oo dagaal kula wareegtay Degmada Balcad iyo Wararkii ugu danbeeyay…
    Next Article Madaxweyne Siciid Deni oo Wasiir Goodax ku weerarray Natiijadii Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo