Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo xilka ka qaadaya mid ka mida wasiirada ugu muhiimsan xukuumadiisa

    XOG: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo xilka ka qaadaya mid ka mida wasiirada ugu muhiimsan xukuumadiisa

    December 7, 2015Updated:December 7, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C/salaam Cumar Hadliye ayaa qarka u saaran in xilka laga qaado kadib markii Ra’iisal wasaaraha Cumar C/rashiid uu go’aan ku gaaray inuu xilka ka qaado.

    Wasiir Hadliye ayaa lagu eedeeyay amar qaadasho la’aan iyo inuu is dabamarin badan ku sameeyay awoodda wasaaradda arrimaha dibadda; waxayna xogt Wadani.com sheegeysaa in wasiirka arrimaha dibadda uu dhowr goor iska dhega mariyay amarro uu siiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.

    Isku dhicii ugu danbeeyay ee dhex maray wasiir Hadliye iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa ahaa markii uu wasiirku qaadan waayay go’aan kasoo baxay Ra’iisal wasaarah oo looga dalbaday inuu dib ugu soo laabto dalka kadib markii uu muddo dheer safarro dibadeed ku maqnaa, balse C/salaam Hadliye ayaa ka cudurdaartay go’aanka Ra’iisal wasaaraha isagoo sheegay inuu  ka qeyb galo shirka dhaqaalaha dalalka islaamka ee Turkiga ka dhacay aakhirkii bishii November.

    Tallaabo adag oo uu qaatay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa keentay in Wasiir Hadliye laga soo celiyo garoonka diyaaradaha Istanbul iyagoo Muqdisho laga soo dejiyay arrintaas oo safiirka Soomaaliya loo xilsaaray, waxaana shirkaasi Soomaaliya uga qeyb galay wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah C/raxmaan Yuusuf Ceynte.

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo saaxiib dhow la ah Wasiir Hadliye ayaa ku taageeray Ra’iisal wasaaraha tallaabada laga qaaday wasiirka, waxaana la sheegay inuu ogolaaday in xilka laga qaado oo hadda la raadinayo oo kaliya qofkii lag bedeli lahaa.

    Wadani.com

    Cumar C/rashiirka wasiirka arrimaha dibadda isku shaandheyn Top xil ka qaadis
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyihii ciidamada Garoonka Magaalada Boosaaso oo toogasho lagu dilay
    Next Article Nin Mareykanka Madow ah oo ka tirsanaa Alshabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda ee Baraawe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo