Browsing: isku shaandheyn
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golaha wasiirada maamulkiisa.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay golaha wasiirada ee maamulkiisa.
Qorashe lagu doonayay isku-shandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada ayaa dib loo dhigay kadib caqabado dhowr ah oo soo wajahay.
Xogta laga helayo xafiisyada Madaxtooyada iyo Ra’iisal wasaaraha Muqdisho ayaa sheegaya inay miiska saaran tahay isku shaandheyn lagu sameynayo Golaha…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen, C/xakiin Daahir Saacid ayaa isku shaandheyn ku sameeyay taliyeyaasha saldhigyada degmooyinka Gobolka Banaadir.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa isku shaandheyn lagu sameynayo guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir ka bilaabay degmooyinka Xamarweyne iyo Shangaani oo maanta xilalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4161/082016 uu magacaabid, isku bedel, iyo Xilka…
Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C/salaam Cumar Hadliye ayaa qarka u saaran in xilka laga qaado kadib markii Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisul Wasaaraha Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Golihiisa wasiirada iyadoo muddo dheer la…
Warar xog ogaal ah oo laga helayo xafiisyada madaxtooyada iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inuu dib u soo noolaaday qorshihii…
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa soo gabagabeeyay wadahadal uu la lahaa xildhibaanada Mooshinka ka keenay madaxweyne…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay kulano xiriir ah oo muddo…
Waxaa dhowaan soo baxay dhowaan warar sheegaya in isku shaandheyn lagu sameynayo Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo haatan jirta muddo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ogolaaday wax ka bedel iyo isku shaandheyn lagu sameeyo…
Ra’iisal wasaare A/weli Sheekh Maxamed ayaa saarka aroortii ku dhawaaqay isku shaandheyn uu ku sameeyay qaar kamida golaha wasiiradiisa oo…
