Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»XOG: Saldhiga Dacwada Maxkamada Caalamiga maxay u noqotay Heshiiska MOU ee Kenya & Somalia 2009-kii

    XOG: Saldhiga Dacwada Maxkamada Caalamiga maxay u noqotay Heshiiska MOU ee Kenya & Somalia 2009-kii

    February 2, 20173 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxey aheyd 2009kii markii Dowladii Soomaaliya jirtey xilligii KMG ay heshiis is-afgarad ah (MOU) la gashay dowladda Kenya oo ku aadanaa in labada dal ay ka wadahadlaan xaduuda badda. Haddaba maxaad ka fahamsantahay heshiiskaas isaga ah?

    Khamiista 2da Feberaayo ayey Maxkamada Cadaalada Caalamiga ah ee magaalada Hague ee dalka Holland soo saareysaa go’aan ku aadan in qaadista dacwada ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya la guda galayo iyo in fursad la siinayo wadahadal ay labada dal ku soo dhameystaan khilaafkooda, bacdamaa ay labada dal wada galeen heshiis is-afgarad ah sidaas daraadeedna loo baahanyahay in heshiiskaas la dhaqangeliyo oo si hoose loo galo xaajada.

    Dowladda Kenya ayaa in muddo ah dooneysay inay mar un heshiis la gasho Dowladda Soomaaliya iyadoo dooneysay in shirkadaha shidaalka baara ay bilaabi karaan qodista iyo baarista shidaalka bacdamaa MOU uu jiro iyo inay waqtiga ku sii dheereysato si marka shidaalka la helo ay u heysato fursado qaali ah oo ay ku doodo in dhaqaale fara badan ka gashay.

    Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf ayaa diiday in MOU uu la saxiixdo Kenya, ka dibna Madaxweynaha Kibaki iyo Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Moses Watangula ayaa Ku-Simihii hore ee Madaxweynaha Sheikh Aden Madobe iyo Ra’iisul Wasaarihii waqtigaas Nuur Cadde cadaadis ku saaray inay saxiixaan MOU, hase yeeshee ay diideen inay saxiixaan oo ay codsadeen inay la soo tashanayaan khubaro dhanka sharciga ah iyo labada gole ee dowladda.

    Akhriso: Heshiiska Muranka Geliyay Badda Soomaaliya

    Ka dib ayaa Kenya waxey ku guuleysatay in sanadkii 2009kii ay heshiiskaas is-afgaradka ah MOU ay la saxiixato Dowladii markaas jirtey. Heshiiskaas laguma qorin inuu ansax noqon karo marka baarlamaanku ansixiyo oo dhammaan heshiisyada caalamiga ah ay khasab ku tahay. Sidaas daraadeed, ayaa markii Baarlamaankii markaas jirey uu isagu is xilsaaray uu laalay heshiiskaas ayey Dowladii markaas jirtey u gudbisay Qaramada Midoobey, hase yeeshee marnaba lama qorin warqad toos ah oo Dowladda Kenya u sharaxeysa in heshiiskii uu burburay.

    Dowladda Kenya ayaa ku andacootay in Soomaaliya aysan si toos ah ugu soo qorin warqad cadeyneysa in Baarlamaanku laalay iyo iyagoo ku andacoonaya in Soomaaliya aysan shuruudaas markii horeba keenin ka hor saxiixa heshiiska.

    Sababta keentay in Kenya ay diido in dacwada ay Maxkamada Caalamiga ah qaado ayaa ah inay leedahay Soomaaliya waxaan kala saxiixanay MOU oo loo baahanyahay inaan wadahadal ku dhameysano khilaafka.

    Howshu waxey mareysaa in MOU uu keenay in khilaafka xuduuda laga wada hadli karo oo macnaheedu yahay xuduuda in la isku heysto oo aan la garaneynin. Haddii aan la saxiixi laheyn MOU doodaas meesha ma timaadeen, isla markaasna shirkado shidaal kuma soo dhiiradeen inay qodis iyo baaris ka bilaabaan dhul badeedka Soomaaliya.

    Kenya-Somalia Kiiska Badda mou
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiiradii kuraastii xildhibaanimadooda la laayay oo mar kale dib loo dooranayo [Akhriso]
    Next Article Kursigii laga laalay C/qaadir Gaafow oo maanta dib lagu dooranayo Muqdisho [Yaa ku soo bixi doona..?]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo