Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG: Shuruudaha beesha Ceyr ku xirtay in la xiro shirka Dhuusamareeb & xaaladihii ugu danbeeyay

    XOG: Shuruudaha beesha Ceyr ku xirtay in la xiro shirka Dhuusamareeb & xaaladihii ugu danbeeyay

    April 4, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dadaalkii loogu jiray in la soo xiro shirka Dhuusamareeb, lana furo shirka maamul u sameynta gobollada dhexe ee ay gadaal ka riixeysay dowladda Federaalka ayaa gaabis ku socda kadib markii odayaasha dhaqanka ee ku sugan Dhuusamareeb aya ka caga jiidayaan fulinta heshiis hoose oo ay la gaareen madaxweyne Xasan Sheekh.

    odayaasha-dhu

    Odayaasha Beesha Ceyr ee gogosha Dhuusamareeb dhigtay ayaa madaxweynaha la gaaray heshiis ku saabsan in shirka la soo xiro iyagoo dalbaday shuruudo dhowr ah in loo fuliyo, kuwaas oo aan wax lug ah ku lahayn intooda badan shirka iyo arrimaha gobolada Dhexe.

    Shuruudaha odayaasha Beesha Ceyr ay hordhigeen madaxweynaha waxaa ka mid ahaa:

    1. In dowladdu bixiso lacag dhan 2 milyan Dollar oo ah kharashkii ku baxay shirka dib u heshiisiinta Dhuusamareeb.

    2. In Caasimada maamulka gobollada dhexe ay noqoto Dhuusamareeb, lana balan qaado.

    3. In dowladu aqoonsato degmooyin cusub oo lagu kordhiyo Gobollada Dhexe.

    4. In dowladu sii deyso Sheekh Xasan Daahir Aweys

     

    [ad name=”HTML-2″]

    Shuruudahan ayuu madaxweyne Xasan Sheekh ogolaaday marka laga reebo sii deynta Sheekh Xasan Daahir iyo degmooyinka cusub, wuxuuse aqbalay in qeyb ahaan uu bixiyo kharashka ku baxay shirka Dhuusamareeb.

    Arrintan waxay ka careysiisay beelo kale oo ka qeyb galayay shirka Dhuusamareeb, sida Beesha Caabudwaaq oo ergadeeda shirka kala baxday kadib markii ay ogaatay in magacooda gorgortan lagula galay dowladda iyo madaxweyne Xasan Sheekh, waxayna isaga baxeen shirkii iyagoo ku laabtay degaanadooda. Wasiirka Gaashaandhigga iyo xubno ka soo jeeda beeshaasi ayaa dowladu u dirtay mar kale si ay u qanciyaan ergada gadooday.

    Axmed C/salaan Xaaji Adan oo madaxweyne Xasan Sheekh ka balanqaadya inuu beesha Dhuusamareeb ku qanciyo inay soo xiraan shirkaasi, kharashkii dowladu balanqaadayna la geeyay Dhuusamareeb ayay haddan weli socdaan dadaalkii loogu jiray in la xiro shirka Dhuusamareeb oo u muuqda mid sii seeta dheereynaya howshii maamul u sameynta gobollada Dhexe ee cakiran.

    Wadani.co

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

    Dhuusamareb Odayaasha Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSababta dib loogu xiray Idaacadda Shabelle iyo Milkiilaheedii oo la baadigoobayo
    Next Article Mucaaradka Kenya oo u ololeynaya in ciidamada Kenya laga saaro Soomaaliya

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo