Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Sidee looga adkaaday musharixii Ahlu suna & mucaaradkii ugu weynaa ee Damjadiid.?

    XOG: Sidee looga adkaaday musharixii Ahlu suna & mucaaradkii ugu weynaa ee Damjadiid.?

    October 16, 20161 Min Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladii KMG ahayd, Xildhibaankii Qaranka iyo mid ka mida siyaasiyiinta ugu caansan degaanada Gobollada Dhexe ayaa maanta looga guuleystay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee maamulka Galmudug.

    C/samad Macalin Maxamed wuxuu ahaa siyaasi si weyn uga horjeeda kooxda damjadiid, isla markaana gacan siiya kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe, laakiin wuxuu maray jidkii Khaliif C/qaadir Macalin Nuur (Akhri warkan) oo isagu markii uu xaalada arkay isaga cararay loolanka.

    csamad-macalin
    C/samad Macalin Maxamed

    Doorashadii goor dhoweyd ku soo idlaatay ee kursigii Beesha Ceyr ay ku guuleysatay Jawaahir Axmed Cilmi, waxay ka dhigan tahay in xildhibaanada Aqalka Sare ee Galmudug lagu doortay ay 90% yihiin taageerayaasha Damjadiid iyo Xasan Sheekh.

    Sida looga adkaaday Siyaasiga C/samad ayaa la sheegay inay ka timid olole ay si hoose u wadeen madaxtooyada Somalia iyo madaxda Galmudug, waxaana C/samad uu sidaasi ku xaqiiqsaday inuu dibadda ka joogo dowladda cusub ee Soomaaliya labadeeda aqal ee baarlamaan.

    C/samad ayaa xil u doontay maamul uu ka shaqeeyay inuusan dhismin, si weyn u mucaaraday isla markaana uu ka mid ahaa siyaasiyiinta u ololeynayay inuu burburo, waana taas uu dhaxlay miraheedii.

    Wadani.com

    Aqalka sare C/samad Macalim Maxamud C/samad Macalin Maxamed Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHaweeneydii labaad oo ku guuleystay Kursiga Aqalka Sare ee Galmudug [Musharixii Ahlu suna oo laga adkaaday]
    Next Article Alshabaab oo soo bandhigay Diyaarad Drone ah oo ay ku qabsadeen Jubbooyinka [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo