Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Sidee u fashilmay Qorshihii madaxda Ahlu suna looga saari lahaa Dh/mareeb..? (Amarkii weerarka INJI)

    XOG: Sidee u fashilmay Qorshihii madaxda Ahlu suna looga saari lahaa Dh/mareeb..? (Amarkii weerarka INJI)

    February 29, 2020Updated:March 1, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxda Ahlu suna ayaa dadaal badan u galay inay ka baxaan xarunta INJI ee dagaalku ka dhacay, iyagoo dalbaday in ciidamada AMISOM ay damaanad qaadaan Amnigooda.

    Wadahadal uu hormuud ka ahaa C/samad Macalin Maxamuud oo uu dhalay hoggaamiyaha Ahlu suna ayaa shalay iyo xalay oo dhan u socday wakiilada Beesha Caalamka, AMISOM iyo madaxda Dowladda Federaalka o uu arintaas mas’uul uga ahaa Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo la isku mari waayey halka ay ku dambeynayaan madaxda Ahlu suna.

    Xogta laga helay ayaa sheegeysa in madaxda dowladda Federaalka siiba Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre uu diiday in madaxda Ahlu suna laga saaro magaalada ama ay AMISOM ku lug yeeshaan arrintooda, isagoo ku adkeystay inay isu dhiibaan ciidamada dowladda.

    Hoggaamiyaha Ahlu suna iyo madaxda la socota ayaa qorshahoodu yahay inay ka baxaan magaalada Dhuusamareeb, iyagoo tegaya degaan u dhow magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo dowladda Soomaaliya ay ka cabsi qabtay inay dib isugu abaabulaan.

    Madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ku qaadatay in si awood ah lagu soo afjaro Ahlu suna oo Madaxdoooda ay muddo sanad ku dhow waanwaan kula jirtay, balse markii dambe madaxweyne u magacaabay madixii xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir, magaalada Dhuusamareeb-na ay noqotay magaalo ay laba madaxweyne joogaan.

    Ciidamo cusub iyo dagaal qaraar oo xalay saqdii dhexe kadib ciidmada dowladda ku qaadeen xarunta INJI ayaa keenay in madaxda Ahlu suna go’aansadaan inay is dhiibaan oo dagaalka lala joojiyo, waxaana waanwaan iyo dood dheer kadib ay shuruud ka dhigeen inay isu dhiibayaan oo hubkooda, ciidamadooda iyo waliba ammaankooda uu mas’uul ka yahay isuna dhiibayaan taliyaha guutada 15-aad, qeybta 21aad ee ciidamada xoogga dalka oo hore u ahaa taliyaha ciidamada Ahlu suna.

    Ma cadda halka ay ku dambeyn doonaan Madaxda Ahlu suna iyo sida ay suuragalka u noqon doonto in taliye Mascuud uu ku heyno karo, waxaase lagu wadaa in waanwaan laga dhex dhaliyo madaxda Ahlu suna, Madaxweyne Qoorqoor iyo madaxda dowladda Federaalka.

    Dhuusamareeb Macalin Maxamuud Sheekh Shaakir Top Weerarkii INJI
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSheekh Shaakir: “Waxaan u tanaasulnay Shacabkeena, markii aan aragnay inay soo socoto..” [Daawo]
    Next Article Gaadiidkii Dagaalka & Maleeshiyadii Ahlu suna oo lagu wareejiyey Ciidamada Dowladda. (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo