Browsing: Xulashada
Dawaadayaasha Telefishanka afka carabiga ee Aljazeera xaruntiisuna tahay magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa madaxweynaah cusub ee Soomaaliya u doortay…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ka sokow inuu ahaa qurbe joog ku nool dalka Mareykanka, siiba gobolka New york degaan weynaheeda…
Doorashadii madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo waxaa ku soo caan baxay erey qabsaday baraha bulshada kaasoo u alifay…
Nin baraha bulshada ku qabsaday isagoo habeenkii la doortay madaxweyne Farmaajo bannaanbax u soo baxay isagoo leh: AR FARMAAJO II…
Iyadoo ay soo socdaan dabaaldegga doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baraha bulshada ku xiriirto waxa qabsaday…
Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mida musharaxiin og inaysan haba yaraatee lahayn wax fursad ah, hadda gaaray heerka…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa sawir laga soo qaaday Amiir u dhashay dalka Sacuudiga oo shimbirka Galeyrka loo yaqaan…
Inkastoo madaxweynaha Mareykanka ee cusub Donald Trump si weyn uga horjeedo dadka islaamka ah iyo diintooda ayaa haddana wuxuu ku…
Magaalada London waxaa lagusoo bandhigay Muuqaal laga sameeyay Shumac adag adag oo si weyn loogu ekeysiiyay Donald Trump, Madaxweynaha 45-aad…
Muranka awoodeed ee salka ku haya kursiga madaxweynaha dalka Gambia ayaa cirka isku shareeray kadib markii madaxweyne Yahye Jammeh (Yaxye…
Maanta oo ah 15-ka Janaayo 2015 waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee dagaalkii Ceelcade oo Alshabaab ku laayeen ciidamadii…
Safiirka cusub ee Soomaaliya u diray dalka Sweden Cawaale Cali Kulane ayaa lebis aan hore loo arag u xirtay munaasabadii waraaqaha…
Nin ka soo jeeda magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa arrin la yaab leh sameeyay, kadib markii saddex haween ah…
Waxaa dagaal qoraalka ah uu barta xiriirta bulshada ee Facebook ku dhex maray Musharax Madaxweyne Maxamed Cali (Ameriko) iyo Xildhibaan…
Haweeneyda caanka ku ah Fashion-ka iyo lebiska ee ka mid noqotay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bandhig fashion ah ka sameysmay…
Haweeneyda Soomaaliya ka soo jeeda ee loo doortay Aqalka Senetka Gobolka Minnesota ayaa loo dhaariyay xilka.
Booliska dalka Spain ayaa xiray laba qof oo u dhashay dalka Moroko, kuwaas oo lagu eedeeyay inay isku deyeen in…
Gabar asalkeedu yahay Soomaali oo heysata dhalashada Canada Ilwaad Elman Cali Axmed ayaa ku guuleysatay abaalmarinta dhalinyarada Afrika ee haweenka.
Madaxweyne maamul Goboleed ka mida maamulada Soomaalida ayaa diray hambalyada sanadka cusub ee 2017.
Orodyahanka caanka ah ee Mo Faarax ayaa lagu daray liiska dadka la abaalmarinta sanadka siin doonto Boqoradda dalka Ingiriiska.
