Browsing: Xulashada
Sawir si weyn u qabsaday baraha Bulshada Soomaalida oo ku saabsanaa Askari ka tirsan Booliska Soomaalida oo baaraya askari kale…
Warbaahinta Soomaalida ee gudaha iyo tan caalamiga ah ayaa si weyn u hadal heysa haweeney la sheegay inay ugu da’…
Haweeneyda Soomaaliyeed ee taariikhda ku gashay inay noqotay golaha wakiilka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa socdaalkeedii ugu horeeyay ku…
Iyadoo ay xowli ku socoto ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee aan la ogeyn xilliga la qabanayo ayaa waxaa sii kordhaya…
Saxafi kale oo caan ah ayaa ka mid noqdau weriyeyaasha Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da, xarunta dhexe ee magaalada London.
Ilhaam Cumar: “Taksiile ayaa ii hanjabay iiguna dhaartay inuu xijaabka iga tuurayo..” [DHACDO CUSUB]
Wade-taksi ayaa hanjabaad kula kacay isla markaana cabsi geliyay gabadha Soomaaliyeed ee ka tirsan aqalka senet-ka Mareykanka.
Saddex kaluumeysato carab ah ayaa nasiibkooda siiyay inay helaan Canbar lagu qiimeeyay 3 Milyan oo Doolar.
Shabakadda shacbiyadda badan ee Facebook ayaa dad fara badan oo adeegsada ku xukuntay inay dhinteen kadib cilad soo wajahday.
Ilhaan Cumar oo 34 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali…
Ilhan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah ayaa 8 maalin kadib qarka u saraan in ay noqoto gabadhi ugu…
Iyadoo ay doorashada madaxtinimada Mareykanka fooda nagu soo heyso ayaa waxaa su’aal ka timid magaca uu qaadan doono Bill Clinton…
Haweeney ka tirsan ciidamada Booliska ayaa maanta loo dalacsiiyay darajada Gaashaanle sare, iyadoo noqotay mid ka mida haweenkii ugu sareeyay…
Musharixii laga guuleysay ee xilka madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa si la yaab leh u sharxay sidii kursiga looga guuleystay.
Gabar kasoo keeda qowmiyadda Yazidi ah ee dalka Ciraaq, oo ay qabsadeen IS kadibna xoogeen ayaa ku guulaysatay abaalmarin sare…
Arin mucjiso ah ayaa lagu arkay isbitaal Jawaharlal Nehru Medical College ee ku yaal magaalada Ajmer ee dalka Hindiya, halkaasi oo uu…
Warbaahinta dunida ayaa si weyn u hadal heysa wiil 13 sano jir ah oo mucjiso ku ah Kubadda Cagta, kaasoo…
Warbaahinta caalamka ayaa soo bandhigtay sawirradii ugu naxdinta badnaa ee laga soo qaado tahriibayaal ku dhintay xeebaha Talyaaniga oo Afrikaan…
Taareenkii ugu horreeyay ee koronto ku shaqeynaya ee qaaradda Afrika ayaa waxaa uu ku ordi doonaa xawaare gaaraya 120 KM…
Bishii SEPTEMBER 2015 Blog laga akhriyo Internetka oo la yiraahdo HOAX SLAYER oo micnihiisa yahay BEEN GAWRACE ayaa lagu arkay qoraal noocan…
Booliska magaalada Paris ayaa sheegay in xiddigta caanka ee Reality TV Kim Kardashian lacag malaayiin doolar looga dhacay magaalada Paris. Dhaca…
