Browsing: Xulashada
Maanta oo ah 12-ka Oktoober ayaa ku beegan sannad guuraddii 61aad ee helida Astaanta ama CALANKA Qaranka Soomaaliyeed. Maalintan ayeysan…
Jariirada Daily Mail ee dalka Ingiriiska ayaa qortay maqaal ku saabsan nin kooxda Daacish u adeegsato dalka Ciraaq si uu argagax…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in ciyaaryahanada xulka qaranka Soomaaliya ee halkaasi ku sugnaa amar lagu siiyey Macalinka Hogaaminaya…
Dowladda Turkiga ayaa Safaarad ka mida kuwa ugu qurxoon ka dhisaneysa Magaalada Muqdisho, iyadoo ay hadda howshaasi gabagabo tahay oo…
Dib u xusuusin muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya oo ka dhashay heshiis is-afgarad ah oo dowladaha Soomaaliya iyo Kenya…
Laacibka heer caalami ee Lionel Messi ee xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona ayaa qarka u saaran inuu wajaho xabsi…
Duqii hore ee magaalada Muqdisho iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir Axmed Maxamud Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadlay xaaladda cadaaladda…
Guddoomiyaha Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa maanta u magacawday wakiil cusub oo arrimaha Soomaaliya u qaabilsanaan doona Midowga Afrika iyo howlgalka…
Waxaa goor dhow la sii daayay oo dib u helay xorriyadooda agaasimihii TV-ga Universal ee Bariga iyo Bartamaha Afrika C/llaahi…
Dadaalo ay wadeen siyaasiyiin, Odayaal iyo waxgarad kala duwan oo ku saabsanaa sidii loo sii deyn lahaa Weriye Cawil Daahir…
Maalmahaan dambe waxaa isgaarsiinta Afka Soomaaliga ku soo kordhay isticmaalka erayga “Dadka Afka Soomaaliga ku hadlo” oo ay dhici karto…
Waxaa dhowaan xilka taliyaha ciidamada Xoogga dalka ee Soomaaliya la wareegay General Maxamed Aaden Axmed, haddaba waxaab dib u eegeynaa taariikhdiisa.…
Waxaa maqribnimadii xalay xabsiga loo taxaabay agaasimihii TV-da gaarka loo leeyahay ee Universal u qaabilsan Africa C/llaahi Xersi Kulmiye iyo…
Fanaanadii dada’ yareyd ee Ummu-shariif Axmed oo ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa xalay si lama filaan ay ugu geeriyootay magaalada Muqdisho. Agaasimaha…
Magaalada Djibuoti waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar socday afar maalmood oo idaacadda VOA ay uqabatay weriyayaal ay ku jiraan kuwa…
Suurgaddoon (Gabay) Waxaan halkan ku soo gudbinayaa Gabay uu tiriyay Xuseen Cabdi Xalane, oo noqday Wasiirka Maaliyadda Xilligii Madaxweyne Shiikh…
XOG: Dagaal afka ah oo dhex maray Taliyaha ciidamada Badda Somaliya & Safiirka Imaaraadka Carabta Safiirka dalka Imaaraadka Carabta u…
Afartii fannaan ee ka tirsanaa kooxda xiddiga Geeska ee magaalada Hargeysa ayaa maanta la soo taagay maxkamadda Gobolka Hargeysa iyadoo…
Cambaareyn weyn iyo baaqyo lagu dalbanayo in la sii daayo afar ka mida hobolada xiddiaga Geeska oo ciidamada Booliska Somaliland…
Shir gudoonka Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta ka heshiiyay gacan-ka-hadalkii dhex maray dhowaan ee ka dhashay muranka ka taagan Kireynta Haamaha…
