Browsing: Xulashada
Baraha bulshada ee caank ah sida Twitter iyo Facebook ayaa meesha ka saaray farriimo uu soo dhigay Donald Trump, iyagoo…
Amiirka Qatar Tamim Bin Hamad Althani ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Culla ee dalka Sacuudiga, iyadoo socdaalkaasi uu yahay markii…
Alshabaab ayaa xaflad caleemo saar ah u sameysay suldaan cusub oo ay yeelatay Beesha jareer ee dageenada Jubbooyinka.
Waxaa shalay baraha bulshada qabsaday muuqaallada ciyaaryahan Maxamed Maxamuud Axmed (Sakhraawi) oo ka tirsan xulka Galmudug ee guul weyn ka…
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa dacwado la xiriira falal argagixiso ku soo oogtay horjooge ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo Kenyaan ah,…
Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogay Hay’adda Farsamada Difaaca Turkiga iyo mas’uuliyiinta Hay’adaasi, taasoo ay ugu wacan tahay Gantaalaha Difaaca Cirka…
Dhalinyaro badan ayaa lagu laayey qarixii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayada Gelato Divino oo mas’uuliyadiisa ay sheegatay Alshabaab.
Warbaahinta Mareyanka ayaa hadal heysa war ku saabsan in Ilhaan Cumar oo dhowaan dib loogu doortay Aqalka Wakiillada Mareykanka oo…
Prof. Ugur Sahin iyo xaaskiisa Dr. Özlem Türeci oo asalkoodu yahay Turkiyii heysta dhalashada Jarmalka ayaa ka dambeeyay soo saarista…
Turkiga ayaa ku guuleystay tijaabada Kaamerooyinka haga Gantaalaha diyaradaha Dronke-ka, kuwaasoo lagu sameeyay gudaha dalkaasi.
Maxaa dhici doona Haddii Donald Trump diido inuu xilka wareejiyo, markii looga adkaado Doorashada..?
Madaxweynaha Mareykanka ee looga adkaaday Dorashada Donald Trump ayaa weli diidan inuu aqbalo natiijada doorashada, isagoo ku doodaya in la…
Sheekhii Reer Suudaan ee ku caan baxay codkiisa macaan ee uu Qur’aanka ku akhriyo Sheekh Nuuriin Maxamed Sadiiq ayaa ku…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay ninkii weerarka ka geystay Kaniisadda ku taalla magaalad Nice ee dalka Faransiiska Brahim al-Aouissaoui…
Waxaa la shaaciyey ninkii ka dambeeyay weerarkii Mindi-da loo adeegsaday lagu qaaday Kaniisad ku taalla magaalada Nice ee dalka Faransiis…
Sheekha caanka ah ee Soomaaliyed Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa saaka salaaddii Subax Imaam ka noqday oo dadka ku…
Dadka Bangladesh ayaa maanta isugu soo baxay dibaxbixii ugu weynaa ee looga horjeedo Madaxweynaha Faransiiska oo taageeray faafinta Sawir-gacmeedyo lagu…
Haweeneeydi u dooneyd ee ay u ballansanaayeen inay is-guursadaan Saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha…
Wasiir ka tirsan dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo eedeeyay fadeexad ah inuu fara-xumeeyay haweeney u dhalatay dalka Ingiriiska oo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in keyd kale oo shidaal uu dalkiisu helay, kadib shir jaraa’id…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun Dil Toogasho ah ah ku ridday Deeqoow Caliyow Kuusow (Muhaajir)…
